Moderators: Moderators, Junior Moderators

I approve of this message.Taasu waa xaqiiqda, maalin walba waxad maqlaysa nin somaliya ba S/africa lagudilay,somali ba halka lagu laayey,somaaliba kenya boolisku qaarna xirxiray qaar dila,qaarna dhacay markasa qiiro ku qadeysa oo waxan kuligeen dheheyna oo maxay saasu ku dhacday,lakin markaad xaqiiqda fiiriso arimahas iyo arimo ka fool xun baynu inagu isku samaynayna dhulkeeni hooyo,dabka holcaaya oo gubanayana wa damin la'anahay marka ILAWSHA ILWSHA BADNINA INAGU SOMALIYEY,wa arin caadi ah mar umad kale dhulkoodi loogu yimaado oo busnis laga furto inay ka xanaqaya oo kaa masayrayan,oo xata sida hada la arkay somalidi Bosaso,Hargeysa,iyo galkacyo joogay ba leh somalidi kale naga baxa.



Wallahi that is so true abaayoGoobdoon.
Waan ku fahmay. Waxaan kaa Ilaabay, inaan kugu daro.
Qaar baa ku jira Somalinet, Xataa Ilaahnimo sheegta, oo uurka dadka daalacada. Waxayba ku leeyihiin waxaanu oganahay waxa calooshaada ku jira![]()
Having said that...
Mar haddaad Aabbe Siyaad soo qaadday, oo aad kusoo qaadday wax aan samayn, dee waad xujowdey![]()
![]()
![]()
Mabdaygaa wuxuu yahay:
1.Kol haddii aadan la iman karin wax dhaama, xukuumaddii Aabbe Siyaad.
2. Kol haddii uuna jirinba dalkii la odhan jirey Somalia.
3. Kol haddii loo kala dhuumanayo Xabashi oo la moodayo sharaf.
4. Kol haddii adduunku siduu u dhan yahay ceeb iyo fadeexadi inoo taal.
5. Kol haddii baddeeni laga dhigey meel sunta la iskaga shubo.
6. Kol haddii wax daran mooyee aadan ka maqlayn Somaalia wax san...
Alleylehe Aabbe Siyaad waa loo darsaday![]()
Umana quudho inaan magaciisa soo qaado..
Tol beeley...Ma Siyaad Barre ayaan magaciisa soo qaadi karaa aniga oo aan wax san ku sheegeyn....Tol beeley..


Gobdon is fake and likes to shed crocodile tears, he is the biggest qabiilist and would have Buttland supremacy over Somalia peace any day.
Cut the crab waryaa
Tasi wa ruun . far keli fool ma dhaaqdo .. strong leaderka waxuu uu bahanyahay shacaab garab taganQorraxey,
Aamiin. Hase yeeshee, as the Somali saying goes:
"Far keli fool ma dhaqdo"..The strongest, most sincere leader can't do a bit unless the need for a nation-building comes from the people too...If few thugs are resisting every or anything that resembles governance are supported by the people, how can any good leader do his job?

Tasi wa ruun . far keli fool ma dhaaqdo .. strong leaderka waxuu uu bahanyahay shacaab garab taganQorraxey,
Aamiin. Hase yeeshee, as the Somali saying goes:
"Far keli fool ma dhaqdo"..The strongest, most sincere leader can't do a bit unless the need for a nation-building comes from the people too...If few thugs are resisting every or anything that resembles governance are supported by the people, how can any good leader do his job?
tuusale ahan Sh.Shaariif bilawgii everybody weey rabeen . all the powers ayuu heysatay , money, huub iyo support from the out world . laakin maxu sameyay . Suit 100 dollar ayu gishtay iyo diyarad bu habeen iyo maliin saranhaya.. Xataa sii ficaan ma uu hadli karyo , marku istaagay the UN headquarters in new york dadka ma uu shegiin dhibatada soomaalia ka taga . Af-carabi oo xata fiicneyn uu ku hadlayay .. Honestly that is not a great leader, he even made things worse . I'm hoping for the next guy that becomes president to do a better job
keep on dreaming
Inshallah, that leader is Ayatollah Cabdi Nastex ex-Qeybdiid (Xafidullah)

adiga waba ka si dartay . compearing aabhihii umada soomaaliiyeed to this lowlife moryanQoraxeey,
He is less guiltier than the man you and Kambuli refer to as Aabe

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 67 guests