Postby gobdoon » Tue Feb 02, 2010 7:35 am
Kuwa af duubka ku haysta haweenayda iyo ninka is qaba oo da'da ah oo hadba cajilad soo diraya ay ka dubeen oo ay sida xun ula dhaqmayan leyihiina hadan lacagta na la siin wa dilayna,dadka wa dad shicib ah oo aan waxba haysan dawlada ingriiskuna waxay ku dhegantahay mowqifkeeda ah inayan madax furasho dhiibin, hadaba qaar badan oo somalida qurbaha ku nool ba jooga wadanka ingriiska oo aad loogu so dhoweeyey, ayagana somaliya ba sa loogu gelayo SOW CEEB IYO YAXYAX MA AHA,XATA LACAGTA AY DALBANAYAN LACAG AAD U BADAN MA AHA,MA ISKA URURINA INTEENA QURBAHA JOOGTA OO TUUGADA QURUNKA AH XOOGAGA SIINA.