masha-allah
Posted: Mon Feb 08, 2010 12:57 pm
http://www.shabelle.net/
Shabelle: MUQDISHO
Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hub fara badan iyo sargaal ay sheegeen in uu ka soo goostay dowladda KMG ee Soomaaliya.
Hubkaan ay soo bandhigeen Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo tiro ahaan gaaraya 50 qori oo nuuca AK47 ah iyo sarkaal magaciisa ku sheegay Baashi Axmed Urur ayaa lagu soo bandhigay maanta Xeradii hore ee Guulwadayaasha oo ay gacanta ku hayaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.