Jalle Siyaad Heesaaha , heesteed ugu jeceshahay?
Jalle Afey ayaa intu eegay ayuu ku yidhi heeshaha somaliga heestaan ugu jecelahay waa
Dadkaaga dhinac ka raac
yaanad lumine dhinac ka raac
hooy hoy dhinac ka rac
kooxdii waberi intay dhinacyada iska eegeen ayey aayar villa somali iskaga soo baxeen



