Moderators: Moderators, Junior Moderators

Yarad iyo gabaati?

War wuxuba waa isku mid...anigu oo maleen maayo inay cidi hada waqtigan la jooga kala saarto..hal wax uun bay dhiiban...![]()

2weeks ago ayaanba £20 gabaati helaygabaatiguna waxa weye marka inanta la meheriyo lacagta la bixiyo eeh marka dadka madasha yimi la qeybsado tolka lacagta qeybsada meehsa yimaada

2weeks ago ayaanba £20 gabaati helaygabaatiguna waxa weye marka inanta la meheriyo lacagta la bixiyo eeh marka dadka madasha yimi la qeybsado tolka lacagta qeybsada meehsa yimaada, then last weekend in the wedding half way into the wedding a old man fainted near the dance floor, every one came around, some xaliimoos screaming, some people trying to pick up the old man, some calling 999, then the ambulance came.
after the ambulance took the old man, another old man grap the microphone and said to the people
"Bal wixii naa soo dad ah, mid qudhoo dakhtar ihi idunkama jiro, maalaaa yacni baad tihiin kuligiin "![]()
![]()

war lacagta lasiiyo reerka gabadha waxaa la yiraahdaa soori,,
ma aqaano ereydaan cusub aad wadataa jeebkiina ayaa kala timadeen.

soori. you mean sooryo
War wuxuba waa isku mid...anigu oo maleen maayo inay cidi hada waqtigan la jooga kala saarto..hal wax uun bay dhiiban...![]()
maya simple lacagta yaradka na waxa iska leh inanta familygeeda her personal family father mother brother
gabaatigana waxa iska leh tolkeed the big family eeh qadada iyo meherka ka so qeyb galay

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 55 guests