is this money given to the girls family by the guy?Yarad iyo gabaati?
yaradku waxa weye marka inanta la meheriyo lacagta la siiya inanta reerkooda yaradku wa lacagta reerku khaas uu leeyahay her mother father etc
gabaatiguna waxa weye marka inanta la meheriyo lacagta la bixiyo eeh ragga intan laga so doonay madasha yimi la lacgta qeybsado tolka lacagta qeybsada meesha yimaada




