Page 2 of 3

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 8:49 pm
by Faranacab
We need to have a constructive criticism, discussion, argument, or just humor kaftan jokes...etc

not af lagaado muran.... :down:
No man there is no constructive debate criticism in Somali politics. Do you understand we have been stateless for 20 years? There is a reason and it manifests itself on here every time a political discussion comes up.
Actually how to communicate is a personality trait that also can be worked on, if you work on how to have a decent criticism, debate or argument then something beneficiary can come up.

I see your point anyway.

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 8:51 pm
by The_Emperior5
sahan galbeed reminds me of Umar carte qalib oo kalle saying Ala abtiyashay markay sii ordayaan , orod xuma :lol:

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 8:52 pm
by SahanGalbeed
Marka runta la hor keeno bay mid waliba calaacal iyo dhikh-dhikh ka soo hadha ! Fukin waste ,kuwaasey dadkoodi is leeyihin way idin maqanyihin,another reason we should not waste our time on Zoomalia . Anaga position-ka yagu waa mid cad : SOMALIA DOONI MAYNO !! Hadalku waa is daba socda , situation-ku waa FLUID , kolba kii soo gala ayaa lagu ridaya .

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 8:53 pm
by Voltage
Marka runta la hor keeno bay mid waliba calaacal iyo dhikh-dhikh ka soo hadha ! Fukin waste ,kuwaasey dadkoodi is leeyihin way idin maqanyihin,another reason we should not waste our time on Zoomalia . Anaga position-ka yagu waa mid cad : SOMALIA DOONI MAYNO !! Hadalku waa is daba socda , situation-ku waa FLUID , kolba kii soo gala ayaa lagu ridaya .
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Waa hubaal inaad Somalia iga jeceshahay. :lol:

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:01 pm
by SahanGalbeed
Waa kaa de ! Iney ku samaysteen oo waxa aqliga kaaga jira kaa ogyihin ma'la mooda? Af somaligii bay ka liitan ..markey ku la qabsan kari waayeen bay ku odhanayaan oday inaga weyn baad tahay . Af ingiriiska baad ugu gashay haddana ! Ya? Crack iyo khamrigaad cabta bay ku odhanayaan . Waxaaso miidhan weeye daaroodku :lol: Nin dambe oo daarod ah oo aan dhalasho Somaliland u lahayn ,kursi ino qaban maayo anaga ! Mid Godey Kismayo ama Boosaso ka socda na waxaynu isku sheegna ba iska yar . Waa hadal cad !

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:14 pm
by Twisted_Logic
sahan galbeed reminds me of Umar carte qalib oo kalle saying Ala abtiyashay markay sii ordayaan , orod xuma :lol:
:lol: :lol: :lol:

In Hawiyedom we used to say SSDF stands for Soo Soco See Soco Dumarka Uu Faan :lol:

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:15 pm
by Faranacab
Waryee odeyga Intaad Darood ka carar leedahay yuhuuda dubuq ha u dhihin :lol: anu waxaan sugayaa maalinta Zenawi uu ku dhawaaqo inuu Hargayza hoos geeyo Federalka Adis. Waar miciishada Hargaysa Godey mooyee meel kale ma tagto. Xitaa jaadka la idiinkeeno waxaa lagu soo canshurraa Baabili ooo Bambaas salkeeda ah. Intaad isleefahay Somali ka carar waxaa la arki doonaa caruurtaada oo af Oromo iiyo Tigree ku hadaaqi. Inaati budhaa libdhaa qushaasha :lol: iyagoo leh ayay kaa soo garab toosi. Markaasay kuwo kalena cudur iyo anjiii wada laaci . :sland: :down: Somali wax kuu dhaama ma jirto saxiib Daroodka iyo walaweynta la heshii . Meel cidlo ahna ha soo qadaad weynaanin!

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:16 pm
by The_Emperior5
sahan galbeed reminds me of Umar carte qalib oo kalle saying Ala abtiyashay markay sii ordayaan , orod xuma :lol:
:lol: :lol: :lol:

In Hawiyedom we used to say SSDF stands for Soo Soco See Soco Dumarka Uu Faan :lol:
:lol: :lol: :lol: ssdf funny shit

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:19 pm
by The_Emperior5
Waryee odeyga Intaad Darood ka carar leedahay yuhuuda dubuq ha u dhihin :lol: anu waxaan sugayaa maalinta Zenawi uu ku dhawaaqo inuu Hargayza hoos geeyo Federalka Adis. Waar miciishada Hargaysa Godey mooyee meel kale ma tagto. Xitaa jaadka la idiinkeeno waxaa lagu soo canshurraa Baabili ooo Bambaas salkeeda ah. Intaad isleefahay Somali ka carar waxaa la arki doonaa caruurtaada oo af Oromo iiyo Tigree ku hadaaqi. Inaati budhaa libdhaa qushaasha :lol: iyagoo leh ayay kaa soo garab toosi. Markaasay kuwo kalena cudur iyo anjiii wada laaci . :sland: :down: Somali wax kuu dhaama ma jirto saxiib Daroodka iyo walaweynta la heshii . Meel cidlo ahna ha soo qadaad weynaanin!

bal eega adigu soodiga rabba inad Ethiopia ka go"did, maxaad anaga noogu diidaysa inanu anagu na gaar u go"nay , Ethiopia anagu kama sasno lanugu mana seexiyo
farancab Ethiopianku waligood ba wey jiireen 1960 ka hor na wey jireen before ingrees na way jireen Anigu na waan jiray Ma wax bay iga qaadi jiren wa maya ma afkay caruurta naga bari jireen wa maya kuwa idinka idin haysta idinka afka may idinka badaleen wa maya marka sxb anigu calan leh Siday cidi wax ii yeeli karta ta ku seexo marka , mise adigu waxad tahay ogadenka jecel inay kursiga melez ku fadhistan in adis :P

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:23 pm
by SahanGalbeed
Faranacab Ogadeenku iyagu arrintoodu waa mid gooni ah oo xisaabta sare ku maan darin .Horta aniga waxa ii go'an ah ,weliga nin ogadeen ah talo ha ka qaadan ,ha na sii caayin oo dhibaato kale baa saaran .Marka adiga waxan ku odhanaya calaa i xaal sidaad sheegtay weeye :lol:

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:24 pm
by grandpakhalif

it's different when you are oppresed by christain tigre and seperating from them than seperating from your fellow somali muslims for tribal reasons

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:29 pm
by SahanGalbeed
Our view of the world is not about Christian,Muslim,Jewish,Hindu...Somali,Tigre,Oromo,Kikuyu ...No! It is about Freedom &Oppression. Peace Prosperity and Progress :sland:

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:35 pm
by The_Emperior5
it's different when you are oppresed by christain tigre and seperating from them than seperating from your fellow somali muslims for tribal reasons
Ethiopia has more Muslims then the entire Somali Population :lol:

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:37 pm
by Faranacab
Adeer anjida , bunka , harar biira , jaadkii hawadeega caruurtan yar yar ee Adis iyo Diridaba u tamaashaad taga ma ayna jirin 1960 :lol: waad riyoonaysaan ilaa Boosaaso waxaa qabsaday amxaaro Godane xittaa waaka lahaa guryaha yaan laga kirayn :up: ma waxay kula athay inuu bilaash la leeyahay. War anu idoor maahine sometimes waxaan u baqaa reer Dhagax buurka waayo iyaguna sidiina ayey fududyihiin. Dee qaldaan :lol: arkay anji minow minow leh sooo kilo hawaday ah iyo dhalo subag ah ka daba qadan maayo. Maaalin ay noo yimeed wafti ka socday hargaysa oo Adisa noogu yimaadeen waxay magaalada dhan u wada qaadeen jaaad. Shafka ayey nagu wada salamaan . Markay na dhahaan ma somali baad tihin Aydhalem umbaan dhahnaaa markaysay dhihi idinku Itoobiya ka soo ga anana waxan ka sooo tagayna Somalia . Markuu mirqaankii isku dhacay ayaan runta xajin kari waynay. Waxaan ku dhahnay war dhagaysta walle Somaali hadaan la isku hayn waxaa geeska qabsan doona Oromo iyo amxaaro oo maantaaba Diridhaba waxay ku hadashaa af garac ah ooodan garaneyn oo Somali-Tiger-Harari-Xabashi-Gurage-Oromo-Cafar-Bini iskoogu jira. Ka kugu xiga wuxuu ku hadli garan maysid. Maanta amxaaradu waxay oogu jecelyihiiin Bosaaso iyo Hargaysa why? Lacag badan ba taal, alaab jaban sanad ayuu aros ku ahaan nimanyahow wadanka ku ilaaliya walaweynta laakiin ka ilaa liya amxaarada....haddii dhaqan guur ayaa dhici doona.

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.

Posted: Mon Feb 22, 2010 9:50 pm
by Faranacab
Faranacab Ogadeenku iyagu arrintoodu waa mid gooni ah oo xisaabta sare ku maan darin .Horta aniga waxa ii go'an ah ,weliga nin ogadeen ah talo ha ka qaadan ,ha na sii caayin oo dhibaato kale baa saaran .Marka adiga waxan ku odhanaya calaa i xaal sidaad sheegtay weeye :lol:
Sahan isku galbeed inaan nahay gartay :lol: Kaftan , dagaal, guur, talo iyo dirirba waan isku leenahay. Idoor waanu dabci naqaan waa dad wanagaasan sal fudayd uun baa dili. Maalin dhaweyd Bir magaydo magan u ahayd ayey soo dhiibeen markaas ayey hadana aamuseen taas oo dhaqanka idooor meel ka dhac ah waad roontihiin laakiin nin basaas ah ayaa idiin fadhiya meesha waxaan ka cabsan inuu habraha wada gado. Waa haaman Ina Ileyna ka daran. :lol: