Page 3 of 3
Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:08 pm
by SahanGalbeed
Maye waa runta ,laakin aniga waxa ii dabeecad ah in judha hore la iska dafiro wax alle iyo eedii lagu soo sheegto .Baasasku waa kuma ? Emperior baad sheegaysa? Wagareey

Arrintaa gabadha Ogadeen e Ethiopia loo maasafuriyay waxaynu ka qaban karno maanta ma jirto ,laakin doorashooyinku markay inoo soo galan baynu dowlada ina Riyaale la dhacayna insha Allah

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:14 pm
by FAH1223
Somali Politics is useless and it never changes. Sure the groups change, sure the ideologies change, but the end result is still there and that is a stateless society. A dirt poor country void of resources or any sort of production or progress.
Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:15 pm
by Murax
Somali Politics is useless and it never changes. Sure the groups change, sure the ideologies change, but the end result is still there and that is a stateless society. A dirt poor country void of resources or any sort of production or progress.
Word.
Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:16 pm
by Faranacab
Iga wallee sahan

markii la dhahay Biro magaydo ayaa la qabtay dee waxaan dhahay nin gob ah ayaan meesha joogin. Siilaanyo noogu dhiiba isagaa kan xun dhaama. Emperior meesha ka tuura. Waad ila fahantay yaah!

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:19 pm
by hanqadh
Farancab taageeradeena aan hoos u dhigno markay idoorku maqlaan inaan Siilanyo rabno armay Amxaarka Riyaale oogu wada ridaan.

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:21 pm
by ToughGong
Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:27 pm
by Faranacab
Hanqadh salaan sare uwaas ,
sahan ayaa laga hayaa inuu dhahay cagdheer talo kama qaato

wuxuuu garan inaanu dhihi war Somalida xorta la shaqaysta( oo Atoobiya anagaa idinka naqaanee dhaafa quranka.)
Maanta oo kale hoos looma dhigo. Beri ayey soo dhiibayaan curyaanka

Riyaale.

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 10:52 pm
by AbdiWahab252
Someone finally popped his meds

Re: Somali youth should just stop discussing Somali politics.
Posted: Mon Feb 22, 2010 11:40 pm
by GacanSareeye
sahan galbeed reminds me of Umar carte qalib oo kalle saying Ala abtiyashay markay sii ordayaan , orod xuma

In Hawiyedom we used to say SSDF stands for
Soo
Soco
See
Soco
Dumarka Uu
Faan