Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Gabay Furan,

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
mvp
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 387
Joined: Wed Jan 23, 2002 7:00 pm

Gabay Furan,

Postby mvp » Wed Mar 10, 2010 11:29 pm

Caqligaa dabool laga geshaa, iidoor haduu qad cunee
Cirkaad gaareesan haduu riyaale yidhaah, waay rumaystaan
Alla dooriyeey, dad aqoonsada ma waayeenee
Coos cunka waa waxay, Dugaaga la wadaaganee

any one can add

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Gabay Furan,

Postby ToughGong » Wed Mar 10, 2010 11:33 pm

Mvp futada daya
Ma fijaan daloolaa

mvp
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 387
Joined: Wed Jan 23, 2002 7:00 pm

Re: Gabay Furan,

Postby mvp » Wed Mar 10, 2010 11:34 pm

Mvp futada daya
Ma fijaan daloolaa

lOOOOOOOOL THAT IS FUNNY, BUT LET;S STICK TO THE TOPIC

mvp
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 387
Joined: Wed Jan 23, 2002 7:00 pm

Re: Gabay Furan,

Postby mvp » Thu Mar 11, 2010 12:09 am

NIN WAALAN BAA WAX KA SUGA, NIN HABAR KU ABTIRSADEE
FARENJI JECELKU, WAA WAXAY HAYBAD U LEEYIHIINEE

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gabay Furan,

Postby The_Emperior5 » Thu Mar 11, 2010 6:39 am

Caqligaa dabool laga geshaa, iidoor haduu qad cunee
Cirkaad gaareesan haduu riyaale yidhaah, waay rumaystaan
Alla dooriyeey, dad aqoonsada ma waayeenee
Coos cunka waa waxay, Dugaaga la wadaaganee

any one can add

wtf thats not a gabay :lol: gabayga xaraf ba laga gabya xarafkaasa lugu bilaaba xarafkaasana lugu dhameyeeya

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Gabay Furan,

Postby kambuli » Thu Mar 11, 2010 10:09 am

MVP,

Codkan aad na leedahay,
Ila caaya ciddiina,
Caqligeygu diidyoo,
U cuntami waa nafteydoo,
Ciil baan ka qaadee,
Caloosha tii igu qaadday,
Miyaan caayi karaa :clap: :clap:

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Gabay Furan,

Postby Sir-Luggoyo » Thu Mar 11, 2010 10:54 am

Iidoor aqoonsi buu doonayaa iyo inuu istaagaaye
Umadiisa iyo talo aayatiin leh buu doonayaa
Ixtiraam iyo addunyada ku biiruu doonayaa
Ehelu naarka Xamar jooga iyo arrimiskiisa
Intii hore ha noo ahaatuu leeyahay Allaa magane
Ubadkaa soo koraaya aayahoodiyo siduu
Ugu iftiimin lahaa buu u ololaynayaa
Amar ka soo baxay Walaweyn inuu Aye Sir yidhaah
Arrin dhamaatiyo aakhiru sabaan ka soo qaad
Isxaaq Binu Axmed intaad nimanyow u afyuubaysaan
Maad aayihiina eegtaan iyo samaha axankiina
Ood iska daysaan qowmkan itaalkooda iyo
Allahooda aaminee u tashaday inay is aaminaan ooy
Ehelkooda gaajadiyo ka saaraan abaaraha

yasmin
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1326
Joined: Tue May 08, 2001 7:00 pm
Location: dhulka illahay

Re: Gabay Furan,

Postby yasmin » Thu Mar 11, 2010 11:05 am

Iidoor aqoonsi buu doonayaa iyo inuu istaagaaye
Umadiisa iyo talo aayatiin leh buu doonayaa
Ixtiraam iyo addunyada ku biiruu doonayaa
Ehelu naarka Xamar jooga iyo arrimiskiisa
Intii hore ha noo ahaatuu leeyahay Allaa magane
Ubadkaa soo koraaya aayahoodiyo siduu
Ugu iftiimin lahaa buu u ololaynayaa
Amar ka soo baxay Walaweyn inuu Aye Sir yidhaah
Arrin dhamaatiyo aakhiru sabaan ka soo qaad
Isxaaq Binu Axmed intaad nimanyow u afyuubaysaan
Maad aayihiina eegtaan iyo samaha axankiina
Ood iska daysaan qowmkan itaalkooda iyo
Allahooda aaminee u tashaday inay is aaminaan ooy
Ehelkooda gaajadiyo ka saaraan abaaraha
:up: :up: :up: :up:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gabay Furan,

Postby The_Emperior5 » Thu Mar 11, 2010 11:08 am

Caradan inan anigu Ciidamiyo cidii ma idin sheegtay
cadallaad inan dalkayga ku dhaqo iyo caado iyo diin eh
Colku marku carfo Ayaadun dib iga daba cabaadane eh
Cabuudki alleh inad ka tagteen ayuu ciil idin wada curyamiye
Calashan cadhada intad iska deysan iyo cudhdhuqda beenta ah
cafwan baanu idin leeenahay canaasiirtinan Bahawalanweyn

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Gabay Furan,

Postby Babygirl- » Thu Mar 11, 2010 12:53 pm

Umadaa Sheegtaay Dalkoodu waa Nabade.
Anaaku Lakiin Diidnaay inaa laa Duudne.
Kuuwa Siidi Xawayaanka isku cunaay Maad Sheegtiid.
Alaa Walle Reer Koonfuur Waa Xooloo. :clap:

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Gabay Furan,

Postby Faranacab » Thu Mar 11, 2010 1:38 pm

Waa taan General duufle sidiisa Bafta ka siiyaa sigaar iyo nacastee
Waa taan Somaliweyn diidaa sidii wiil dayuurad loo sudhay faras magaalaha
Waa taan Shabaab raacaa sidii Booonta mareexaane
Waa taan shacab Somaliyeed amxaaro iyo yahuud ka gadaataye sidii Majeerteene
Waa taan Babygirl waayaa beentu waa xaarane
Wadaad iyo waayeel iska aragyoo Koonfur cudurka haya la garan waa
Weedhaydu waxaa weeyi wiil ciise wiil dhulbahante iyo Wiil Ogaden hogaanka qaranka u daa
Waa run in awoowyadood uga dardaarmay israac iyo midnimo ku gabayga
Sayidkii waa kii lahaa dadka kale dan idin ka galimaayo dabkay idinku shubiye
Bal daya waxa koonfur, qaaqlaand iyo qaadlaand ka yeedhi iyo maatida guuri
War dadku miyeyna damiir la hayn xisdiga maseyrka iyo naqfiga ka sokow
Allow intaas sarar ma ooga dhigay halqabsiga tixdan kala jeeda iyo gabay la moodka
Allow laba iyo mid ma ka iri lugooyada sirlugooyo ku qowli iyo iska yeel yeelka snet
Allow masheegay in Babygirl igu weyntahay sidii midnimada Somaliyed
Allow ma sheegay in saddexdaas rag ka dhasheen saddexda kalena ay mooryaan ka dhalatay
Allow Boonta mareexaan waxay sad moodeen ma la ila arkay
Allow na sii garaad iyo garasho aan ku kala baxno keen rooona u reeb reerka
Allow intaanada booto madhan la timaada beerka ha u jiifin
Allow intaanada xaqa ka leexsan tusoo indhaha u kala qaad
Allow qabiil ha la isku barto mooye ha la isku dilo hanaga yeersiin
Allow yaanan ku jihaadin shacab daalay dantiisuna ka durugtay
Allow gabdhaheena wacan wanaagsan noo daa kuwooda diinta bartee xidhoodka leh nagu dar
Allow hutu iyo General duufle Snet ka qabo qiblada u jeedi waa saacadul qiyaamee
Allow inteena fayow faynuus nuur badan ka yeel
Allow naga qabal oo naga ajiib salaada, soonka iyo sakada
Allow dhamaantaano noo danbi dhaaf
Allow gabaygan ka yeel kii inbadan wax tusa iyo jacbur taariikh gala
Allow yaanaan gabayga ku caytamin


Amiin dhaha wayeel iyo wax garadoow

:lol: :lol:
Last edited by Faranacab on Thu Mar 11, 2010 1:47 pm, edited 1 time in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gabay Furan,

Postby The_Emperior5 » Thu Mar 11, 2010 1:40 pm

Waa taan General duufle sidiisa Bafta ka siiyaa sigaar iyo nacastee
Waa taan Somaliweyn diidaa sidii wiil dayuurad loo sudhay faras magaalaha
Waa taan Shabaab raacaa sidii Booonta mareexaane
Waa taan shacab Somaliyeed amxaaro iyo yahuud ka gadaataye
Waa taan Babygirl waayaa beentu waa xaarane
Wadaad iyo waayeel is aragyoo Koonfur wax ka damiir daran lawaa
Weedhaydu waxaa weeyi wiil ciise wiil dhulbahante iyo Wiil Ogaden u daa hogaanka qaranka
Waa run in awoowgood ugu dardaarmay israac iyo midnimo ku gabayga
Sayidkii waa kii lahaa dadka kale dan idin ka galimaayo dabkay idinku shubi
Bal daya waxa koonfur, qaaqlaand iyo qaadlaand ka yeedhi
War dadku miyeyna damiir la hayn xisdiga maseyrka iyo naqfiga ka sokow
Allow intii sarar ma ooga dhigay halqabsiga tixdan kala jeeda
Allow laba iyo mid ma ka iri lugooyada sirlugooyo ku qowli
Allow masheegay in Babygirl igu weyntahay sida midnimada Somaliyed
Allow ma sheegay in saddexdaas reer rag ka dhasheen saddexda kalena ay mooryaan ka dhalatay
Allow Boonta mareexaan waxay sad moodeen ma la ila wada arkay
Allow na sii garaad iyo garasho aan ku kala baxno keen rooona u reeb reerka
Allow intaanada booteen beerka i jiifi
Allow intaanada xaqa ka leexsan tusoo indhaha u kala qaad
Allow qabiil ha la isku barto mooye ha la isku dilo hanaga yeersiin
Allow yaanan ku jihaadin shacab Somaliyeed oo daalay dantiisuna ka durugtay
Allow gabdhaheena wacan ee wanaagsan noo daa kuwooda diinta bartee xidhoodka leh
Allow hutu iyo General duufle Snet ka qabo o qiblada u jeedi waa saacadul qiyaamee
Allow inteena fayow faynuus nuura ka yeel
Allow naga qabal oo naga ajiib salaada, soonka iyo sakada
Allow dhamaantaano noo danbi dhaaf
Allow gabaygan ka yeel kii inbadan wax tusa
Allow naga yeel kuwa gabyga aan ku caytamin


Amiin dhaha wayeel iyo wax garadoow

:lol: :lol:
Gabaygaga boonta ku baddan :lol: :lol: :lol:

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Gabay Furan,

Postby Faranacab » Thu Mar 11, 2010 1:50 pm

Adeer ma been baan sheegay ,,,

War waan hagaajiyey ee dib u fiiri oo ka kale soo qoute garee fadlan..


:lol: :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gabay Furan,

Postby The_Emperior5 » Thu Mar 11, 2010 1:52 pm

Adeer ma been baan sheegay ,,,

War waan hagaajiyey ee dib u fiiri oo ka kale soo qoute garee fadlan..


:lol: :lol:
Camanje baad iis mooday maanta waleh :lol:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Gabay Furan,

Postby Babygirl- » Thu Mar 11, 2010 1:55 pm

Faranacab inaadeer Toolka uu gambi. :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 74 guests