Defending Ilka-Yar reminds me of the Dhoodaan piece back in 1980s.
Markuu geed koraayaba ninkaan badhi-gantaalaayey
Isna laanta ila goynayaan gacalka moodaayey
Gabadhuu jeclaadiyo ninkaan gaaridaw mehershay
Isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaayey
Guri aan furaashiyo ninkaan gogol macaan seexshay
Isna dhaxanta igu guuliyaan gacalkay moodaayey




