Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sheekh Maxamed Siciid Atam- Next Puntland President

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Sheekh Maxamed Siciid Atam- Next Puntland President

Postby oldenglish » Thu Mar 25, 2010 4:47 pm

Mujahiid Ataam :clap:

The real powerhouse of Bosaaso

Dhawan bay ahayd Markii Bogga Dhahar-Online uu Faafiyay xog dhab ah oo ku Saabsan SHirkii wada hadal ee Galgala kaasi oo ahaa mid Sadex Geesood ah, oo ay isku arkeen Dawlada Puntland, iyo Sheekh Maxamed Siciid Atam, iyo waliba Xeer Beeg deegaanka ka soo Jeeda.

Shirkaasi ayaa ahaa mid daba socday Kulan ay Horaantii Bishii aan soo dhaafnay Garoowe ku sheegeen Dr Faroolaha Puntland iyo Cuqaal Reer Hayland iyo Sanaag,waxana Odayaasha Go Gosha u Fidiyay Faroole si uu ugala hadlo Amaanka Guud ee Puntland Gaar ahaan Bosaaso oo ay Beeshu Miisaan wayn ku Leedahay.

In kastoo Kulamada Faroole iyo Odayaashu ay ahaayeen kuwa Saxaafada daaha laga saaray hadana Dhahar-Online waxa loo soo dusiyay Nuqulo ka mid ah Ujeedka laga wada hadlay.

Faroole ayaa Odayaasha Ugu horayn miiska u saaray soo Xera Galinta Wadaadka Mayalka adag ee Puntland Cabsida wayn ka qabto ee Maxamed Siciid Atam kaasi oo degan Deegaanka Galgala oo ah Degmo Hoos timaada Gobolka Bari.

Sidoo kale Odayaasha iyo Masuuliyiinta Puntland ayaa isla meel dhigay qodobo kale oo ay ka mid ahaayeen Ka shaqaynta Amaanka deegaanada Ceel-Doofaar iyo Laag kuwaasi oo ah Magaalooyin Hawl bowle ah oo ku Yaala Inta u dhexaysa Garoowe iyo Bosaaso.

Hase yeeshee Odayaasha ayaa la Iftiimiyay inay Faroole u sheegeen suura galnimada in Maxamed Siciid Atam uu soo Galayo Gudaha Puntland, iyo cida damaanad qaadaysa Amaankiisa.

Waxa xusid mudan in Odayaashu ay Faroole isla Garteen inay Shir la yeelandoonaan Sheekh Maxamed si ay ugu Gudbiyaan Fariinta Madaxwaynaha ee ah inuu Puntland soo galo oo waliba wareejiyo Hubkiisa iyo Ciidamada uu Hogaamiyo si Loogu dhex Milo Ciidamada Amaanka ee Puntland.



Maalma uun ka dib Cuqaashii Faroole ay Kulmeen waxay Gaadheen Galgala si ay u sii dhamaystiraan wada hadalada u dhexeeya Sheekha iyo Dawlada Puntland,waxana ay Markiiba Kulan La qaateen Sheekh Maxamed Siciid Atam una soo bandhigeen Ujeedka ay ugu yimaadeen iyo Fariinta ay uga sidaan Maamulka Puntland.

Qodobada ay markiiba ku horeeyeen Xeer beegto ee Sheekha ay Gaadhsiiyeen ayaa ahayd inay Puntland dalbatay in Ciidamada Galgala Juuga iyo Hubkooda lagu wareejiyo Dawlada iyada oo Dawladu Taasi Bedelkeeda Bixinayso Aduun Lacag ah oo aan la sheegin.

In Sheekh Maxamed Siciid Atam uu Puntland Gudaheeda uu soo gaadho isaga oo damaanad Buuxda la siinayo oo ku Aadan Amaankiisa.

Intii wada hadalku socday ayaa Wafti aan tiradooda la sheegin oo ka tirsan Madaxtooyada iyo Wasarada Amniga waxay ku soo Biireen wada hadalka iyaga oo Soo Gaadhay deegaanka Galgala, taasi ayaa Horseeday inuu Bur Buro wada hadalkaasi ka dib markii waftigaasi ay Shirka keenee Hadalo Hanjbaad ah iyo waliba SHuruudo dheeraad ah ay wateen.



War aan wali la shaacin ayaa daboolka ka qaadaya in Wada hadaladii dib boodhka looga jafayo waxana wajiga Labaad ku soo Biiraya Siyaasiyiin aan xil ka ahayn Dawlada Puntland iyo Ganacsato deegaanka ka soo jeeda kuwaasi oo wada Abaabul ay ku raadinayaan in Shirkaasi dib laysugu Soo Noqdo.

Ilo wareed aan daboolka laga qaadin ayaa sheegaya in Faroole iyo General Ilka Jiir oo Safar dibada ah ku Maqan ay suurowdu inay Booqdaan deegaanka Galgala.



galgalanews.com

vangandi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 257
Joined: Sat Sep 11, 2010 5:10 pm
Location: Sultan of Maakhir

Re: Sheekh Maxamed Siciid Atam- Next Puntland President

Postby vangandi » Thu Sep 16, 2010 12:20 am

Retrospect :D


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 71 guests