waakana lyricska
War hooy wax maqla
Somaliyeey ismaqla
Qaran la'aan noo ma roona
Qabyaalada daaya daaya
Qolo qolo naga daaya daaya
Nabad baanu u ololeyneya
Nabadi iyo Naxarista
Nimcadeeda Udgoontahay
Xumaantana daaya daaya
Wanaagana no horseeda




