Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby Sir-Luggoyo » Fri Apr 02, 2010 10:40 am

How would you react if a guy text message you this?

'Abaayo bari dugisga ka bacdi afka jug isku siinayana' :shock: :shock:

and translation plz..

Someone i know got that message ..this is what she thought he ment...Waan ku diliya bari malcamfda ka bacdi..looooooooooooool

Waaaw Helwa has an admirer...........Tell him about our rendezvous, I am sure he will step back

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby Babygirl- » Fri Apr 02, 2010 10:41 am

How would you react if a guy text message you this?

'Abaayo bari dugisga ka bacdi afka jug isku siinayana' :shock: :shock:

and translation plz..

Someone i know got that message ..this is what she thought he ment...Waan ku diliya bari malcamfda ka bacdi..looooooooooooool

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Ala beerka!!

Helwa adiyo Saxiibta maaxa istairaahdeen? Wuu idin kuso boodaya? :lol: :lol:

User avatar
shaamboo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5409
Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby shaamboo » Fri Apr 02, 2010 10:43 am

lol

This waqooyi chick at my school said to her friend "naa isoo garaac"

Her friend got confused like wtf

she meant "ring me up"

ahhhaa Never say that to a reer xamar hahah

Helwa all it means is let`s kiss without our teeths touching one another.

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby KingWaslawi » Fri Apr 02, 2010 10:45 am

:lol: Waa waxaan reer Xamarka u jecelahy waa dad maad soconaysa ah.

User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby GacanSareeye » Fri Apr 02, 2010 10:54 am

the only xamari i hear is 'akhii' and 'nooh' i miss whatever is in between :lol:

ki yiri 'aan kugu xajjiyo' baa wili ugu shactiro badan :lol:

User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby Sir-Luggoyo » Fri Apr 02, 2010 10:58 am

Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.

Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:

Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi

Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby Babygirl- » Fri Apr 02, 2010 11:02 am

:lol: :lol: :lol:

& the other one Maarki tuugo Dhaacdaay oo macaal Dharki ka baxsadaay dhahaay, Haduus Kasmtumadeeyda Qadaan laha Waaxaas Kuu dhici laaha.. :lol: :lol: :lol:

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby HELWAA » Fri Apr 02, 2010 11:04 am

How would you react if a guy text message you this?

'Abaayo bari dugisga ka bacdi afka jug isku siinayana' :shock: :shock:

and translation plz..

Someone i know got that message ..this is what she thought he ment...Waan ku diliya bari malcamfda ka bacdi..looooooooooooool

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Ala beerka!!

Helwa adiyo Saxiibta maaxa istairaahdeen? Wuu idin kuso boodaya? :lol: :lol:

She took me with her just incase he jumped on her... :lol: :lol:

HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19742
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby HELWAA » Fri Apr 02, 2010 11:06 am

Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.

Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:

Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi

Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed

loooooooooooooooooooool

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby KingWaslawi » Fri Apr 02, 2010 11:10 am

Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.

Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:

Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi

Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
:lol:

User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby GacanSareeye » Fri Apr 02, 2010 11:11 am

Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.

Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:

Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi

Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
:lol: :lol: :lol:

& the other one Maarki tuugo Dhaacdaay oo macaal Dharki ka baxsadaay dhahaay, Haduus Kasmtumadeeyda Qadaan laha Waaxaas Kuu dhici laaha.. :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol:

ma hadeer baa intii youtube sheeka la maqlay laga dhigay

Foxy22
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5460
Joined: Sat Sep 08, 2001 7:00 pm
Location: General SNM, CaliGaab, Duceysane, Gashanle & all Duceysane supporters are rapists
Contact:

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby Foxy22 » Fri Apr 02, 2010 11:11 am

Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.

Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:

Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi

Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
looooooooooooooooooooooooooooooooool I heard that one.

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby Babygirl- » Fri Apr 02, 2010 11:13 am

How would you react if a guy text message you this?

'Abaayo bari dugisga ka bacdi afka jug isku siinayana' :shock: :shock:

and translation plz..

Someone i know got that message ..this is what she thought he ment...Waan ku diliya bari malcamfda ka bacdi..looooooooooooool

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Ala beerka!!

Helwa adiyo Saxiibta maaxa istairaahdeen? Wuu idin kuso boodaya? :lol: :lol:

She took me with her just incase he jumped on her... :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby Babygirl- » Fri Apr 02, 2010 11:14 am

Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.

Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:

Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi

Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
:lol: :lol: :lol:

& the other one Maarki tuugo Dhaacdaay oo macaal Dharki ka baxsadaay dhahaay, Haduus Kasmtumadeeyda Qadaan laha Waaxaas Kuu dhici laaha.. :lol: :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol:

ma hadeer baa intii youtube sheeka la maqlay laga dhigay
Waar Waan Maqalaay Dee..

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,

Postby KingWaslawi » Fri Apr 02, 2010 11:23 am

Berigii Waqooyi iyo Koonfuri midoobeen, ayaa oday reer waqooyiya isagoo jooga Muqdisho,
wuxuu deganaa guri kira ah ama ijaar, waxayna ku wada jireen guriga reerka guriga leh, oo Reer Xamara markaasaa waxaa dhacday, maalin makhriba
in laydhkii tagay, markaas uu guriga soo galaayayna waxaa kadinka kusii dhaaftay jaariyaddii guriga, markuu gurigii hore usoo galay ayay ciyaalkii ku yidhaahdeen, ''Adeer hore usoo soco goor dhawayd bay korontadii tagtee'' kolkaas buu isna mooday inay jaariyaddii guriga sheegayaan markaasuu yidhi '' Alla haa adeer waanagii kadinka isku waydaaranay''! al markaasay ciyaalkii qosol ka wadhayaan .....dhag.....dhag.....dhag....
Korontada Waqooyi waxaa looga yaqaan laydhkii, halka koonfurna looga yaqaano koronto, odayguna korontada jaariyadda ayuu moodaayay, oo af xamarka wax badan kamuu aqoon.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 77 guests