Horta anigu berigaan balwada laha , weligey maan qarsan oo waxaan oga inu Ilaahey iga saarayo maalinta aan soo diyaar garoobo . Maantana xaalkeygu waa Al Xamdulilah .
Adigu se , waxaad hayso oo dhan baa wax meel gaaban laga soo ururiyay ah .
Dabeecad xun baad leedahay , cidna la saxiib ma tihid , weliga adiga oo qof la kaftamaya meeshan kugu maan arag , shadh kaa weyn na waad isu gelisay o , nin Ilaahey difaacisa iyo diinta karimka loo xil saaray oo kale baad iska dhigta .
Anigu nin iskii isku neceb , oon cid wax ka maqlin weligey wax ka ma' dhagaysto .
Eeg hadda , salama calekum baan ku idhi igu fur dacwada , haddaad waxaad sheegato ay ka dhab tahay .
Waad isla han weyntahay o , doqonimadii hore baad fadeexad dambe raacisay , maxa dadka iga saaray na waad is leedahay