haa reer miyi aa laga wadaa waxi afgooye ka gadaaleeyoo nooh
haa afsomaliga reer mudug somaligalbeed , qaldaan iyo reer bari aa dhaajiyaa nooh
Maa reer miy ba . lol ma oogtahay that Koraad is a name too , magac nageed
thumbs up for all reer miyi .. especially the reer koraad



