Page 1 of 2

where are the old timers....ciyaalow?

Posted: Thu Jul 28, 2005 6:56 pm
by Soomaliyad
Ciyaalow bal warama?

ma fiicantiin?

Waar maxaa ku dhacay somalinet? what ever happened to old timers? I didnt visit this place almost 4years and I almost get lost........waar maye dadkii la yaqaanay? ma ciyaalkay dhaleen baa hada somalinet qabsaday tolow? mise waa qaxoonti meel kale ka yimid?or were they dead? haday dhinteen allah ya Arxamu......

where is Xplaya, Cilmiile,Xoogsade, Mad-Mac,Sheikh sheelawayne? how about Xabashow,Quman, Basra, collegeGirl? ........ iyaga ma lumeen ...Rightwing,Suleekha,Viking,Runlow.....waar dadkii la yaqaanay maye.........There is no one I can recognize in this forum.....maba dhici karto they all change their nicks...even if they change their nicks they cand hide their way of debate & intelligence........alla I missed all those above............ciyaalow see you another 4years...........when u all grow up... Confused

Posted: Thu Jul 28, 2005 7:14 pm
by foolxume2005
Adeer anaa kuu waramaya, marka ugu horaysa aniga waxaa i dhalay Sir-Lugooyo, mar marbuu soo galgalaa halkan , ninkaloo waxaa jira cusub oo layiraa Couldblvd oo isagu ceeb mooyee aan waxakale ka hadlin, Ninkaloo waxaa jira la yiraa Lionheart waxaad mootaa inuu yahay naagtii magaranyasaa Hindudu caabudi jireen ee gacmaha badnayd ayuu each minute, he posts 50 topics, Midkaloo waxaa jira la yiraa Michael isagu Cadaan Qaniis ah, oo Couldblv baa yiri markuuu dhidido sidii EEY qoyan ayuu u uraa, midkaloo waxaa kaa danbeeyay la yitraa Screw wuxuu gabdha halkan ugu faanaa waxaan wataa 200 Honda Civic Laughing Laughing , Gabdha kaa danbeeyay kuligood waa confused oo anaa Eber ka dhigay.
Adeer if you need anymore info eegu kaalay Dunkin Donuts Hortiisaa.

Posted: Thu Jul 28, 2005 7:16 pm
by intellex
foolxumo thank for making me laugh wallaahi i needed sxb thanks Laughing Laughing

Posted: Thu Jul 28, 2005 7:27 pm
by foolxume2005
My Baaaad , Adeer waxaan kaa ilaaway Nin layiraa Intellex oo isugu he's the only one oo familigiisa Jaamacad ka galay markaasuu he uses school words oo aniga iyo aabahay Sir-ligooyo ayuu he makes us look bad, wasaqyar weeyaan oo hadaan arko wali iyo bilee sabaaxad baan u dhigi lahaa.

Posted: Thu Jul 28, 2005 7:31 pm
by Ahmed99
Somaliyad, and who is you ? Question Confused

Posted: Thu Jul 28, 2005 7:34 pm
by intellex
[quote="foolxume2005"]My Baaaad , Adeer waxaan kaa ilaaway Nin layiraa Intellex oo isugu he's the only one oo familigiisa Jaamacad ka galay markaasuu he uses school words oo aniga iyo aabahay Sir-ligooyo ayuu he makes us look bad, wasaqyar weeyaan oo hadaan arko wali iyo bilee sabaaxad baan u dhigi lahaa.[/quote]

Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Jul 28, 2005 7:39 pm
by Soomaliyad
[quote="foolxume2005"]Adeer anaa kuu waramaya, marka ugu horaysa aniga waxaa i dhalay Sir-Lugooyo, mar marbuu soo galgalaa halkan , ninkaloo waxaa jira cusub oo layiraa Couldblvd oo isagu ceeb mooyee aan waxakale ka hadlin, Ninkaloo waxaa jira la yiraa Lionheart waxaad mootaa inuu yahay naagtii magaranyasaa Hindudu caabudi jireen ee gacmaha badnayd ayuu each minute, he posts 50 topics, Midkaloo waxaa jira la yiraa Michael isagu Cadaan Qaniis ah, oo Couldblv baa yiri markuuu dhidido sidii EEY qoyan ayuu u uraa, midkaloo waxaa kaa danbeeyay la yitraa Screw wuxuu gabdha halkan ugu faanaa waxaan wataa 200 Honda Civic Laughing Laughing , Gabdha kaa danbeeyay kuligood waa confused oo anaa Eber ka dhigay.
Adeer if you need anymore info eegu kaalay Dunkin Donuts Hortiisaa.[/quote]

LOLz.....waar Eedo mid yaroo funny ah ayaad tahay waad iga qoslisay.....lakin foolxumidaa ma NINxoon ba ku dhalay adiga?........Sir-Lugooyo??? ma aqaan kaas.....he must be new kid on the block.....anigu dadkad ka hadlayso dhan garanmaayo waa ciyaalkii Old timers ku dhaleen......marka ciyaalow who is who?
hooyoyinkin & abayashiin ii sheega bal.. Shocked

Alla...Ninxoon iyo Qudhac ma noolyihiin? those two were funny sick individuals..............Oldtimers were the best...........

Posted: Thu Jul 28, 2005 8:07 pm
by michael_ital
quote Foolxume "Michael isagu Cadaan Qaniis "

I caught that, smart ass. Wink

Soomaliyad, I agree with this "...even if they change their nicks they cand hide their way of debate & intelligence........" Those days are gone, sxb. I miss 'em too. Now it's just flame wars. Boring. But Viking, MM, Xaba, Basra, Rightwing, all still make the odd apearance. But only Basra's a regular still. She's in Africa, I believe. Wink

Re: where are the old timers....ciyaalow?

Posted: Thu Jul 28, 2005 9:31 pm
by sexy-kitten
[quote="Soomaliyad"]Ciyaalow bal warama?

ma fiicantiin?

Waar maxaa ku dhacay somalinet? what ever happened to old timers? I didnt visit this place almost 4years and I almost get lost........waar maye dadkii la yaqaanay? ma ciyaalkay dhaleen baa hada somalinet qabsaday tolow? mise waa qaxoonti meel kale ka yimid?or were they dead? haday dhinteen allah ya Arxamu......

where is Xplaya, Cilmiile,Xoogsade, Mad-Mac,Sheikh sheelawayne? how about Xabashow,Quman, Basra, collegeGirl? ........ iyaga ma lumeen ...Rightwing,Suleekha,Viking,Runlow.....waar dadkii la yaqaanay maye.........There is no one I can recognize in this forum.....maba dhici karto they all change their nicks...even if they change their nicks they cand hide their way of debate & intelligence........alla I missed all those above............ciyaalow see you another 4years...........when u all grow up... Confused[/quote]
-

They all gave up when they kept on losing their origional nicks. Crying or Very sad Laakin I agree, where IS runloow? Kaas anoo iska dhibaayo ayaan xasuustaa. Xabashoow is still around so is Basra, Quman(with a new nick Very Happy ) I haven't seen collagegirl for a while. Rightwing meelaha ayuu socdaa ee marmar dhif ah ayaa la arkaa. Xplaya is still around here and there. So is Xoogsade, viking, mad mac. I remember a guy named "sheekaale" ..Whatever happened to him. Laughing

Posted: Fri Jul 29, 2005 11:24 am
by Ludackris
[quote="foolxume2005"]Adeer anaa kuu waramaya, marka ugu horaysa aniga waxaa i dhalay Sir-Lugooyo, mar marbuu soo galgalaa halkan , ninkaloo waxaa jira cusub oo layiraa Couldblvd oo isagu ceeb mooyee aan waxakale ka hadlin, Ninkaloo waxaa jira la yiraa Lionheart waxaad mootaa inuu yahay naagtii magaranyasaa Hindudu caabudi jireen ee gacmaha badnayd ayuu each minute, he posts 50 topics, Midkaloo waxaa jira la yiraa Michael isagu Cadaan Qaniis ah, oo Couldblv baa yiri markuuu dhidido sidii EEY qoyan ayuu u uraa, midkaloo waxaa kaa danbeeyay la yitraa Screw wuxuu gabdha halkan ugu faanaa waxaan wataa 200 Honda Civic Laughing Laughing , Gabdha kaa danbeeyay kuligood waa confused oo anaa Eber ka dhigay.
Adeer if you need anymore info eegu kaalay Dunkin Donuts Hortiisaa.[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Sxb adigaa ol timer number 1 ah waaba is kashiftay markaa dunkin donuts sheegtay ileen meeshaas meel fadhi ku dirir ah waaye Laughing

Posted: Fri Jul 29, 2005 11:33 am
by Sir-Luggoyo
[quote="foolxume2005"]

Adeer anaa kuu waramaya, marka ugu horaysa aniga waxaa i dhalay Sir-Lugooyo, mar marbuu soo galgalaa halkan ,

[quote]

Kuma dhaline ha i nabin balaayaa ku dhashaye, naag foolxunna waligay ma guursan anigana quruxdayda gabdhahaa isku kay laaya ee meeshaad foolxumada kala timid adaa yaqaane ha i hafrin. Laughing Laughing

Somaliyad,

Adigu magacaagii hore muxuu ahaa intaadan Somaliyadda noqonin?

Posted: Fri Jul 29, 2005 12:12 pm
by Viking
Soomaliyad,
Like mike mentionned, I visit somalinet intermittently; Xabashoow, Runloow, Xoogsade, Nur and many others are on Somaliaonline, some of them are using different nicks.

Posted: Fri Jul 29, 2005 2:11 pm
by foolxume2005
[quote="Sir-Luggoyo Kuma dhaline ha i nabin balaayaa ku dhashaye, naag foolxunna waligay ma guursan anigana quruxdayda gabdhahaa isku kay laaya ee meeshaad foolxumada kala timid adaa yaqaane ha i hafrin.

aabo hadaad i dafirtid, Child support baan dowlada ka codsandoonaa oo adoo ibaryaya ayaad soo noqondoontaa.

Soomaliyad waxaan moodayay nin, marka eedo raali ahow adeerbaan ku iriye.

Posted: Fri Jul 29, 2005 3:51 pm
by Sir-Luggoyo
War yaa Ilaahay yaqaan oo cunugaan iga reebta?!!!!!

War kaalay, yaa ku dhahay aabahaa waaye Luggoyo? Bal horta hooyadaa magaceed waa intaasoo aan soo xasuustaaye?

Posted: Fri Jul 29, 2005 4:25 pm
by couldublvd
[quote="foolxume2005"]Adeer anaa kuu waramaya, marka ugu horaysa aniga waxaa i dhalay Sir-Lugooyo, mar marbuu soo galgalaa halkan , ninkaloo waxaa jira cusub oo layiraa Couldblvd oo isagu ceeb mooyee aan waxakale ka hadlin, Ninkaloo waxaa jira la yiraa Lionheart waxaad mootaa inuu yahay naagtii magaranyasaa Hindudu caabudi jireen ee gacmaha badnayd ayuu each minute, he posts 50 topics, Midkaloo waxaa jira la yiraa Michael isagu Cadaan Qaniis ah, oo Couldblv baa yiri markuuu dhidido sidii EEY qoyan ayuu u uraa, midkaloo waxaa kaa danbeeyay la yitraa Screw wuxuu gabdha halkan ugu faanaa waxaan wataa 200 Honda Civic Laughing Laughing , Gabdha kaa danbeeyay kuligood waa confused oo anaa Eber ka dhigay.
Adeer if you need anymore info eegu kaalay Dunkin Donuts Hortiisaa.[/quote]
'
'
Laughing Laughing waaryaa foolxumo u sheeg inanta saancadaalaha khaniiska ihi inuu hablaha soomalida ka dhex shaqeeyo oo isku dir diro, hablaha yar yar ee uu dhali karayana inuu shukaansado!!!! markaa iska ilaali ku dheh ayeeydiis dhagaha ka wase waa gaal guumoobay yaanu muslimnimo kuugu soo gaban Laughing Laughing