Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

LooL

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Psykmottagningen
Posts: 242
Joined: Thu May 28, 2009 12:00 pm
Location: No way I'm not E1b1b1a

LooL

Postby Psykmottagningen » Sun Apr 11, 2010 12:08 pm

Gaalkacyo:Aqalkii Madaxtooyada ee Galmudug oo la bililiqaystay

Waxaa Bililiqo & Boob loo geystay Aqalkii Madaxooyada ee Maamulka Galmudug oo kajira Koonfurta Magaalada Gaalkacyo,waxaana ay Bililiqadani timid kadib markii Mulkiilaha Guriga oo aysan Maamulku lahayn uu kasoo saaray Qalab Xaafiisyadii & Fadhiyadii guriga yaalay,waxaana uu falkani dhacay xili uu Dalka ka maqan yahay Madaxweynaha Galmudug.

Warar lagu kalsoonyahay oo laga helayo Koonfurta Gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in Alaabtan Dhaanteed ay Malayshiyaad Boob u geysteen,waxaana la ogeyn halka ay jirto Alaabtan oo u badnaa Qalab Xaafiiskeedii Madaxtooyada & Qeybihii kala duwanaa oo ay Madaxtooyadu ka koobnayd.

Guriga Madaxtooyada Galmudug oo ka koobnaa 5-Qol ayaa waxaa yaalay Qalab kala duwan,waxaana wararku sheegayaan in Ciidamada Galmudug ay Baaritaano ku hayaan halka lala aaday Qalabkii Madaxtooyada,sida uu Warbaahinta u sheegey Taliyaha Ciidamada Galmdug.

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Galmudug Cabdi Xasan Qoorey oo Warbaahinta hadal kooban siiyey ayaa sheegey in Falkani dhacay kadib markii uu Mulkiilaha Gurigani yeeshay Lacag aad u badan oo ay bixin waayeen Mas'uuliyiinta Galmudug oo ay Madaxtooyo ahaan u degenaayeen Mudo Sanado ah.

Cabdi Qoorey wuxuu sheegey in uu falkani yahay mid wax u dhimayso Jiritaanka Maamulka Galmudug,wuxuuna sidoo kale Mas'uulkani sheegey in Galmudug ay meel xun wax u wadaan Mas'uuliyiinta imika Maamula oo uu sheegey inay hab qabiil u xukumaan.

Dhanka kale Wasiir Xigeenka Warfaafinta ee Galmudug isla markaasna ah Afhayeenka Maamulka ayaa Beeniyey Warkan wuxuuna sheegey inay Buun-buuniyeen dad kasoo horjeeda Jiritaanka Maamulka Galmudug,wuxuuna Wasiirku intaas ku daray in ay jirto Lacag uu leeyahay Mulkiilaha Gurigan,balse wuxuu meesha ka saaray in Qalabkii Madaxtooyada la bililqeystay.

User avatar
Psykmottagningen
Posts: 242
Joined: Thu May 28, 2009 12:00 pm
Location: No way I'm not E1b1b1a

Re: LooL

Postby Psykmottagningen » Sun Apr 11, 2010 12:09 pm

:lol:

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Galmudug Cabdi Xasan Qoorey oo Warbaahinta hadal kooban siiyey ayaa sheegey in Falkani dhacay kadib markii uu Mulkiilaha Gurigani yeeshay Lacag aad u badan oo ay bixin waayeen Mas'uuliyiinta Galmudug oo ay Madaxtooyo ahaan u degenaayeen Mudo Sanado ah. :lol: :lol: :lol:

User avatar
Mystic_Angel
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4308
Joined: Mon Nov 28, 2005 7:21 pm
Location: we are the living graves of murdered beasts, how can we expect any ideal conditions on somalia?
Contact:

Re: LooL

Postby Mystic_Angel » Sun Apr 11, 2010 12:23 pm

loooooooooooooool allow cebtena astur...

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: LooL

Postby gemini07 » Sun Apr 11, 2010 12:24 pm

:lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Du$ty
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1561
Joined: Thu Nov 08, 2007 6:36 am

Re: LooL

Postby Du$ty » Sun Apr 11, 2010 1:10 pm

:lol: :lol: :lol: :lol:

What Are We :lol: At?

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: LooL

Postby abdalla11 » Sun Apr 11, 2010 2:54 pm

:lol: :lol: :lol:

User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: LooL

Postby qoraxeey » Sun Apr 11, 2010 5:12 pm

Gaalkacyo:Aqalkii Madaxtooyada ee Galmudug oo la bililiqaystay

Waxaa Bililiqo & Boob loo geystay Aqalkii Madaxooyada ee Maamulka Galmudug oo kajira Koonfurta Magaalada Gaalkacyo,waxaana ay Bililiqadani timid kadib markii Mulkiilaha Guriga oo aysan Maamulku lahayn uu kasoo saaray Qalab Xaafiisyadii & Fadhiyadii guriga yaalay,waxaana uu falkani dhacay xili uu Dalka ka maqan yahay Madaxweynaha Galmudug.

Warar lagu kalsoonyahay oo laga helayo Koonfurta Gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in Alaabtan Dhaanteed ay Malayshiyaad Boob u geysteen,waxaana la ogeyn halka ay jirto Alaabtan oo u badnaa Qalab Xaafiiskeedii Madaxtooyada & Qeybihii kala duwanaa oo ay Madaxtooyadu ka koobnayd.

Guriga Madaxtooyada Galmudug oo ka koobnaa 5-Qol ayaa waxaa yaalay Qalab kala duwan,waxaana wararku sheegayaan in Ciidamada Galmudug ay Baaritaano ku hayaan halka lala aaday Qalabkii Madaxtooyada,sida uu Warbaahinta u sheegey Taliyaha Ciidamada Galmdug.

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Galmudug Cabdi Xasan Qoorey oo Warbaahinta hadal kooban siiyey ayaa sheegey in Falkani dhacay kadib markii uu Mulkiilaha Gurigani yeeshay Lacag aad u badan oo ay bixin waayeen Mas'uuliyiinta Galmudug oo ay Madaxtooyo ahaan u degenaayeen Mudo Sanado ah.

Cabdi Qoorey wuxuu sheegey in uu falkani yahay mid wax u dhimayso Jiritaanka Maamulka Galmudug,wuxuuna sidoo kale Mas'uulkani sheegey in Galmudug ay meel xun wax u wadaan Mas'uuliyiinta imika Maamula oo uu sheegey inay hab qabiil u xukumaan.

Dhanka kale Wasiir Xigeenka Warfaafinta ee Galmudug isla markaasna ah Afhayeenka Maamulka ayaa Beeniyey Warkan wuxuuna sheegey inay Buun-buuniyeen dad kasoo horjeeda Jiritaanka Maamulka Galmudug,wuxuuna Wasiirku intaas ku daray in ay jirto Lacag uu leeyahay Mulkiilaha Gurigan,balse wuxuu meesha ka saaray in Qalabkii Madaxtooyada la bililqeystay.

loolz :lol: :lol: :lol: :lol:

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: LooL

Postby Advo » Sun Apr 11, 2010 5:16 pm

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

hard habit to lose miyaa?

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 35 guests