Page 1 of 2

Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 6:49 pm
by hanad_mn
Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa Bililiqo & Boob loo geystay Aqalkii Madaxooyada ee Maamulka Galmudug oo kajira Koonfurta Magaalada Gaalkacyo,waxaana ay Bililiqadani timid kadib markii Mulkiilaha Guriga oo aysan Maamulku lahayn uu kasoo saaray Qalab Xaafiisyadii & Fadhiyadii guriga yaalay,waxaana uu falkani dhacay xili uu Dalka ka maqan yahay Madaxweynaha Galmudug.

Warar lagu kalsoonyahay oo laga helayo Koonfurta Gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in Alaabtan Dhaanteed ay Malayshiyaad Boob u geysteen,waxaana la ogeyn halka ay jirto Alaabtan oo u badnaa Qalab Xaafiiskeedii Madaxtooyada & Qeybihii kala duwanaa oo ay Madaxtooyadu ka koobnayd.

Guriga Madaxtooyada Galmudug oo ka koobnaa 5-Qol ayaa waxaa yaalay Qalab kala duwan,waxaana wararku sheegayaan in Ciidamada Galmudug ay Baaritaano ku hayaan halka lala aaday Qalabkii Madaxtooyada,sida uu Warbaahinta u sheegey Taliyaha Ciidamada Galmdug.

Taliyaha Ciidanka Booliska ee Galmudug Cabdi Xasan Qoorey oo Warbaahinta hadal kooban siiyey ayaa sheegey in Falkani dhacay kadib markii uu Mulkiilaha Gurigani yeeshay Lacag aad u badan oo ay bixin waayeen Mas'uuliyiinta Galmudug oo ay Madaxtooyo ahaan u degenaayeen Mudo Sanado ah.

Cabdi Qoorey wuxuu sheegey in uu falkani yahay mid wax u dhimayso Jiritaanka Maamulka Galmudug,wuxuuna sidoo kale Mas'uulkani sheegey in Galmudug ay meel xun wax u wadaan Mas'uuliyiinta imika Maamula oo uu sheegey inay hab qabiil u xukumaan.

Dhanka kale Wasiir Xigeenka Warfaafinta ee Galmudug isla markaasna ah Afhayeenka Maamulka ayaa Beeniyey Warkan wuxuuna sheegey inay Buun-buuniyeen dad kasoo horjeeda Jiritaanka Maamulka Galmudug,wuxuuna Wasiirku intaas ku daray in ay jirto Lacag uu leeyahay Mulkiilaha Gurigan,balse wuxuu meesha ka saaray in Qalabkii Madaxtooyada la bililqeystay

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 6:50 pm
by ultimatenemsis
The IRONY :lol:

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 6:53 pm
by hanad_mn
The IRONY :lol:
How can they run a whole nation if they can't buy a focking house :lol: :lol: :lol:

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 6:54 pm
by ultimatenemsis
The IRONY :lol:
Sacad can be looted too :lol: :lol: :lol:

Wallahi is this real news?

Galmudug gets rob :lol:

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 6:55 pm
by grandpakhalif
:lol: :lol: :lol:

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 6:59 pm
by wagardhac
The IRONY :lol:
sub human monkeys that mimic the human species.

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 7:02 pm
by hanad_mn
The IRONY :lol:
sub human monkeys that mimic the human species.
Since When has wagardhac resemble human beings? They are the most ugly and most illitrate somali tribe on earth.

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 7:12 pm
by wagardhac
The IRONY :lol:
sub human monkeys that mimic the human species.
Since When has wagardhac resemble human beings? They are the most ugly and most illitrate somali tribe on earth.
Dr. Adden Shire Jamac 'Lawaaxe' is the first Somali man to graduate from a Western univeristy, Besides being the administrator and organizer of the freedom fighting SYL, he was also the Chief of Protocol of Somalia's assassinated second president Abdirashid Ali Shermake. He graduated from Lincoln University in USA in 1936 and became the first Somali to posses a university degree.
His Excellency ambassador Dr. Maxamed Saciid Samatar (Gacaliye)Somali Ministry of Foreign Affairs. He was ambassador to the European Economic Community in Brussels from 1963 to 1966, to Italy and the FAO [Food and Agriculture Organization] in Rome from 1969 to 1973, and to the French GovernĀ­ment in Paris from 1974 to 1979.

Monkey. Now get back to the ... tree :o

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Sun Apr 11, 2010 8:37 pm
by Murax
It was only a matter of time :lol: :lol: :lol:

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Mon Apr 12, 2010 2:50 am
by Nolol cusub
"Taliyaha Ciidanka Booliska ee Galmudug Cabdi Xasan Qoorey oo Warbaahinta hadal kooban siiyey ayaa sheegey in Falkani dhacay kadib markii uu Mulkiilaha Gurigani yeeshay Lacag aad u badan oo ay bixin waayeen Mas'uuliyiinta Galmudug oo ay Madaxtooyo ahaan u degenaayeen Mudo Sanado ah.

:lol: :lol: Lovely

Of course Puntland is having a field day with this. But you have to appreciate the democratic nature of the dispute. The landlord was probably taken for a ride with Sacadnimo for some time and he may have come to his senses now. He had every right to throw the tenent's furnature but with some warning. :lol: Any how it is great that our people still possess the power to defend their property and livelihood from any authority figure including their own.This guy is local hero and I would probably meet him if I ever go there.

Anyway it is time that Galmudug officials spend their own budget and stop using Sacadnimo card. Leenkaas waa qarxay. :lol:
This story is worth following.


Love to Galmudug citizens :lol:

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Mon Apr 12, 2010 2:55 am
by Air Canada
Nolol Cusub

Adiga iyo Abdiwahab lacag isku dara Galmudug State cariish xataa u kireeya.

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Mon Apr 12, 2010 3:01 am
by Advo
Can You'll spot Abdiwahab or Nolol Cusub? :lol:

Image

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Mon Apr 12, 2010 3:09 am
by Murax
Advo,

Nolol Cusub is the Guy on the right who looks like He just arrived on the scene like "Wtf, what did I miss"

A/Wahab is the Guy with the box and the macawis all the way to the left who is about to make a run for it. The box is probably filled with nail screws or some useless shit :lol:

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Mon Apr 12, 2010 3:37 am
by Nolol cusub
:lol: The picture is classic looting poster; it has been around for quite some time.

Air, GalMudug state officials could move into Hobyo Pirates warehourse.

Seriously, the guys have enough income to have their own residence but some how they decided to screw the local hero, he was having none of it though. :lol: To me that is the greatest part of the story. Just like that throw your local governments furnature out. :lol: That is a demoracy.

Re: Galmudug State House Looted

Posted: Mon Apr 12, 2010 4:12 am
by CoolPoisons
its in the gene

magaca geneka waa

biliqo ab13b1