Ahmed Gurey Ma UU Dhiman!!
Posted: Tue Apr 13, 2010 11:47 am
by kambuli
Re: Ahmed Gurey Ma UU Dhiman!!
Posted: Tue Apr 13, 2010 1:09 pm
by Babygirl-
Axmed Guray ma uu dhiman
ma goblamin darwiishkii
geenyadu ma daalana
maan beelin gamastii
waxaan uga gol leeyahay
hadii geesi ii kaco
gayaankeyga waan heli

Re: Ahmed Gurey Ma UU Dhiman!!
Posted: Tue Apr 13, 2010 3:42 pm
by kambuli