Ciidamada Alshabaab ayaa qabsaday deegaanka Matabaan sida ay ku soo waramayaan wararka taleefanada laga helaayo iyadoona la ogeen halkii ay qabteen ciidamadii jjoogay kuwaa oo ka amar qadanaayeey Ahlusuna waljameeca
Ciidamadaan oo la ogeen in ay dagaal ku qabsadeen ayaa la sheegayaan in ay dadka la hadlayaan oo ugu baqayaan in ay is dajiyaan waxaase la ogeen in ay ka baxayaan iyo inkale madaama hada ka hor in ay qabsaden ay ka baxeen
Afayeenka Alshabaab ayaa horey u shegay in ay u hartay oo kaliya laamiga taa oo sida muuqata haday matabaan qabsadeen ay u ruqaansanayaan dhanka Guruceel



