Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

treaty Axmed Madobe & the og section of waxmatarayaasha TFG

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

treaty Axmed Madobe & the og section of waxmatarayaasha TFG

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Apr 27, 2010 3:22 am

Dowlada iyo xisbi islam oo hashiyey Axmed Madoobe"Xisbul islaamka Xamar waxuu u baahan yahay Cid badbaadisa!‏

Warar Laga Soo Xigtay TV-ga Al-Jazeera ayaa sheegaya inay Hishiis Wada Gaareen Dowlada KMG iyo Xisbul islaam Qaybta Jubooyinka.

Hishiiskan oo Qarsoodi ahaa ayaa wararka sheegayaan in dhanka Dowlada u matalayay Wasiirka Gaadiidka Maxamed Cabdi Gandhi oo hore u ahaa waziirka gaanshaandhiga DKMG,Halka Xibul islaamna u matalaayay Masuulka jubooyinka ee xisbiga Sheek axmed maxamed islaam(Madoobe).

Qodobada Hordhaca ah ee la isla gaaray waxa ka mid ah:

1-In la Mideeyo Ciidamada laba dhinac (Ciidamada dhawaan lagu tabbaray kenya 2500 iyo Dagaalyahanada Jubooyinka ee xisbul islaam).

2-In Al-shabaab si wadajir ah loola dagaalamo una aqoonsadaan Cadowgooda.
3-In Gobalada Jubooyinka la Xureeyo.

4-In Maamul Loo dhiso Gobalada jubooyinka oo wadaag noqonaya Dhamaan qabaaishana ku noolna laga qaybgaliyo.

5-Qodabka ugu danbeeyana waxuu dhigayaa In kenya daris wanaag loola noolaado.

Hishiiskan sida la sheegay waxaa ku lug leh Dowlada kenya oo iyada u aragta Al shabaab in ay halis ku tahay amaanka Gobalka iyo dalkeedaba, iyadoo kaartada dagaalka jubooyinka uu iminka labada dhinac dajinayaan.taasoo markii hore Dowlada KMG kali ku ahayd.

Sarkaal sare oo ka Tirsan Taliska Sare ee ciidamada soomalinaya waxu ku waramay "hada laga bilaabo Axmed Madoobe Iyo ciidamadiisaba waa qayb naga tirsan "ayuu sheegay Tv-ga Aljazeera.

Dadka lafa gura siyaasada qalafsan ee soomaaliya ayaa ku macneeyay hishiiskan mid mac wayn ugu fadhiya DKMG,sababtoo ah waxuu soo gabgabeenayaa ururka magaca ahaanta u jira ee XISBUL ISLAAM.

Sidoo kalena waxay hishiiskan ku macneeyeen mid ajande kale laga leeyahay oo waxaa hishiiska gaaray waa Laba nin oo qaraaba dhaw ah.

Durbadiiba waxuu hishiiskan Mucaaraday Sarkaal ku xigeenka Ciidamada lagu tababaray kenya Ninka lagu magacaabo C/laahi sheekh ismaaciil (Fartaag).
oo gabi ahaanba diiday sida wax loo maareeyay waxuuna dareemay in maamulka jubooyinka uu qabiil gooni ah majaraha u qabto.

Sheekh Axmed Madoobe waxuu yiri"Shalay waxaa ku dhax jirnay laba Dagaal midna AL shabaab midna DKMG laakiin hada laga bilaabo Qorigeenu waxuu ku jiheesan yahay al shabaab".

Mar uu ka hadlayay Ururka Xisbul islaamka Mogdishana waxuu ku nuuxnuuxsaday "Xisbul islaamka Xamar waxuu u baahan yahay Cid badbaadisa oo ka badbaadisa weerarada joogtada ah ee al shabaab waxaana idiin cadeenya In mas'ada ay tahay kaliya Waqtiga ........."

Qilaafka Al shabaab iyo Xizbul islaam Mid Siyaasad iyo mid ciidan iyo mid Fikirka ahba waxuu soo jiitamaayay Bishii September ee sanadii hore Tasoo K dhalatay Maamulka Kismaayo.

Xigasho:Aljazeera.net
http://aljazeera.net/NR/exeres/8E9A5C2B ... A2FFA0.htm
FAHAD ALI HASSAN (fahados1983@hotmail.com)

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 71 guests