BN:Political war between two sharifs versus Fatboy escalates
Posted: Tue May 18, 2010 4:37 am
War deg deg ah: Cumar C/rashiid oo gaashaanka ku dhiftay go'aankii Madaxweynaha uu ku kala diray Xukuumadiisa.
Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhow ku dhawaaqay in wali ay shaqeyneyso Xukuumadiisa, isla markaana uu yahay wali Ra'iisul Wasaaraha, isagoo ku tilmaamay go'aankii Madaxweynaha mid aan sharci aheyn.
Cumar C/rashiid ayaa ku tilmaamay sharci daro go'aanka Madaxweynaha uu ku kala diray Xukuumadiisa,
"Go'aanka Madaxweynaha ma ahan mid sharci ah, waxba kama jiraan, wali Xukuumadeyda waa shaqeyneysaa"ayuu yiri Cumar C/rashiid oo.
Shirka jaraa'id ee Dr. Cumar C/rashiid ayaa waxaa uu ku sheegay in Golihiisa Wasiirada uu maanta la kulmay, isla markaana uu ku amray in ay sii wataan howshooda.
Hadalka ka soo yeeray Cumar C/rashiid ayaa waxaa uu sii xoogeysinayaa khilaafka ballaaran ee dowladda u dhaxeeyo, xilli shalay Madaxweyne Shariif uu ku dhawaaqay inuu kala diray Xukuumada, isla markaana uu is casilay Xukuumadii Cumar C/rashiid
Previous tfg nuur cadde & axmed abdisalaan were the clear winners. let see who will win this time