Xisbul Islam oo gebi ahaanba laga saaray magaalada B/weyne.
Warar hada na soo gaaray ayaa sheegaya in saaka aroortii dagaal ka bilowday deegaanka Ceelgaal kadibna soo gaaray gudaha magaalada looga xoog roonaaday maleeshiyadii haysatay magaalada B/weyne ciidamada Maamul Goboleedka Hiiraan State oo garabsanaya DKM iyo Ahlu sunna ayaa hada gebi ahaanba gacanta ku haya magaalada, maleeshiyadii Xisbigana waxaa la dhaafiyey deegaanka Baardheere oo koofur kaga beegan magaalada.
Wixii ka soo kordha la soco Hiiraan Net
Hiiraan Net.
Contact:webmaster@hiiraannet.com
FIKIRKAAGA HALKAN HOOSE KU QOR.



