Page 3 of 3

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 1:45 pm
by zulaika
Naw ! ma' markaad garan wayday wax kalood ku hadasho baad ii tidhi " ayaad ahayd ?" :lol:
Bal dhibaatada i haysata day zulaika . Cid iga samir badan horta ma lagu haya golaha ?
Naa waxaan ku idhi , kii kal hore ku balamiyay baan ahay e , miyaand inoo soo baxaysa mise waynu iska qayilaad tagna ?
adigu bal jooji this patient and samir play of yours and step up the game huuno, dumarku waxey ka halaan nin go-getter ah....helwaa is not your average girl magaratey.....marka dhaqaaji cala duul and come get yours baby. :lol:

helwaa,

sorry walalo, you said fling and i'm starting the fun for you already.. :lol:

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 1:50 pm
by HELWAA
Zuli

Sahan is to old to be a fling dee...ma waxaad rabta ninka inaad wadnaha istaajisid. :lol:

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 1:51 pm
by SahanGalbeed
adigu bal jooji this patient and samir play of yours and step up the game huuno, dumarku waxey ka halaan nin go-getter ah....helwaa is not your average girl magaratey.....marka dhaqaaji cala duul and come get yours baby.
Maya , maya ! anigu "go getter" ha igu akhrinin walaashey , arrinku waxa weeye bahdilaad usoo diyaargarow ! :lol: ya?
Bal berito oo maalin jimce ah baan haddena dib isugu soo dayaya inaan dayuurad soo fadhisiiyo e , bal sidaas aynu isku ogaano . Maanta "weather" -kii ba ina hor istaagay :lol:

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 2:01 pm
by HELWAA
Sahan

Ma xabad yar oo 18 baad ka waydey mareykan oo timaha oo madweysatid oo dhagta oo dalooshatid?

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 2:05 pm
by zulaika
Sahan

Ma xabad yar oo 18 baad ka waydey mareykan oo timaha oo madweysatid oo dhagta oo dalooshatid?
looooooooooooooooooooool timaha madowey

u sho sho crazy walle..

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 2:06 pm
by zulaika
adigu bal jooji this patient and samir play of yours and step up the game huuno, dumarku waxey ka halaan nin go-getter ah....helwaa is not your average girl magaratey.....marka dhaqaaji cala duul and come get yours baby.
Maya , maya ! anigu "go getter" ha igu akhrinin walaashey , arrinku waxa weeye bahdilaad usoo diyaargarow ! :lol: ya?
Bal berito oo maalin jimce ah baan haddena dib isugu soo dayaya inaan dayuurad soo fadhisiiyo e , bal sidaas aynu isku ogaano . Maanta "weather" -kii ba ina hor istaagay :lol:
ok, happy Friday in advance then. :mrgreen:

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 2:08 pm
by SahanGalbeed
:lol: , wagareey oo nacam waxaad u jeeda cirro baa igu dilaacday ya ?
Waxaan ku idhi Helwaa , anigu waxaan jecla inaynu Somaliland forum-ka waxooga isku yara afuufno ma'garatay , deetana sidii caadada inoo ahayd aynu private message-ka u talaabno oo de "ya salaam"-ta halka aynu ka wadno :lol: ya?
Maanta se waxba kugu yara kacsan oo dee waan iska adkaysanaya horta sow maad garan , midda labaad na waxa weeye haddu alle yidha berito baan ku soo simaya baan idhi anigu , haddaad se sugi kari la'dahay , de ku diyaar baan ahay anigu had iyo jeer .

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 2:27 pm
by zulaika
:lol: :lol: :lol:

walahi you 2 are good match.. :lol:

Re: the forum these dayz: subdued and serene....i like it

Posted: Thu Jun 03, 2010 3:40 pm
by 1-Londoner
hyper

haa dee..whats the point of coming to a dead forum..and everyone singing kumbaaya.

Action action ba la raba..is xagxagsho is rifrif :lol:

Cunto bilaa xawaasha maad cuni karta oo bila dhadhan ah....waa maya..somalinet basbaas bey oo baahan tahey.
:lol: :lol: :lol: Agreed... :up: