Page 1 of 1

Xisbul Islam Mujahideen recapture Beledweyne

Posted: Thu Jun 03, 2010 11:52 am
by grandpakhalif
Ciidamada Ururka Xisbul Islaam oo mar kale la wareegay gacan ku heynta Magaalada Beledweyne.

Khamiis 3, Jun, 2010 (HOL) Waxaa goor dhaw Magaalada Beledweyne gudaha u soo galay Ciidamo ka tirsan kuwa Ururka Xisbul Islaam oo Sadax maalmood ka hor ay kala wareegeen gacan ku heynta Beledweyne Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya, kadib markii Ciidamadii Dowladda ee fariiskinka ku lahaa Is-gooyska Jante-kuundisho goor dhaw u dhaqaaqeen dhinaca deegaannka Kala-beyr oo 23-km dhinaca W/qooyi kaga beegan Magaalada Beledweyne.

Saldhiga Baliiska Magaalada ayaa waxaa lagu arkayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Ururka Xisbul Islaam oo ku hubeysan gadiidka dagaallka waxaana xusid mudan in soo galintaanka Ciidamada Ururka Xisbul islaam ee magaalada Beledweyne wax is badal ah ku keenin dhaq dhaqaaq dadka iyo ganacsiga oo caadigoodii u socda.

Ilaa hadda ma'jirro wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ururka Xisbul Islaam oo goor dhaw uun soo gaaray Magaalada Beledweyne waxaana dib ula wareegistan ay ku soo beegmeysaa dhaq dhaaqaaqyo ciidan oo saacadihii aynu soo dhaafnay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xisbul Islaam ka wadeen duleedka Beledweyne, lamana garanayo sababta keentay in Ciidamada Dowladdu dib uga gurtaan fariisimihii ay ku lahaayeen Is-gooyska Janten-kuundisho.

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco halkan saacadaha ina soo aadan
hadii uu Alle Idmo.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

Re: Xisbul Islam Mujahideen recapture Beledweyne

Posted: Thu Jun 03, 2010 11:57 am
by galia
TFG Military withdrew, its nothing. We will be back :lol: The events in Mogadishu is far more important :D
Stupid Boon, we captured bakara market, which means all that money is now in Government hands. Of course we won't steal any money like Al-shabaab rats. But Al-shabaab won't have access to the Bakara Cash cow

Re: Xisbul Islam Mujahideen recapture Beledweyne

Posted: Thu Jun 03, 2010 12:19 pm
by grandpakhalif
TFG Military withdrew, its nothing. We will be back :lol: The events in Mogadishu is far more important :D
Stupid Boon, we captured bakara market, which means all that money is now in Government hands. Of course we won't steal any money like Al-shabaab rats. But Al-shabaab won't have access to the Bakara Cash cow
enjoy bakara for now in a few hours Xisbul islam has sent reinforcements to help al shabaab making the mujahideen strong and not divided :D :up: we are shabab ruthless warriors who will cutt off any hutus head and take their women :up: :D

Ciidamo ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam oo ku sugnaa Gobolka Shabeellada hoose oo sheegay inay ku biireen Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin

Khamiis, June 03, 2010 (HOL) − Ciidamo ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam ayaa ku biiray kuwa Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ee gacanta ku haya Gobolka Shabeellada hoose sida u sheegay taliyaha Ciidamadii Xisbul Islaam ee ku biiray Xarrakatul Shabaab.

Sheekh Daa'uud oo ah taliyaha ciidamada Xisbul Islaam oo ku sugnaa deegaan lagu magacaabo Kaba-hirig oo ka tirsan Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellada hoose ayaa sheegay inay go'aankaas qaateen kaddib markii ay shirar dhowr ah la yeesheen Saraakiisha Xarrakatul Shabaab.

"Go'aankan wuxuu ahaa mid aan innagu gaarnay, waxaana wixii maanta ka dambeeya ka tirsannahay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin, waxaana caddeynaynaa inaan ka baxnay Ururka Xisbul Islaam" ayuu yiri Sheekh Daa'uud.

Sidoo kale Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Shabeellada hoose ee Xarrakatul Shabaab Sheekh C/qani Kaba-Jecel oo isaguna saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamadan kusoo biiray ay soo dhaweeyeen, ayna muddo yeelanayeen wadahadallo.

"Waxaa dhankeenna kusoo biiray ciidamo ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam, waxaana ay ku suurogashay kulammo muddo dheer socday oo aan yeelanay, tanina ma ahan inuu jiro dagaal nagala dhexeeya Xisbul Islaam" ayuu yiri Sheekh C/qani Kaba-Jecel.

Ma ahan markii ugu horreysay oo ciidamo iyo saraakiil ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ay ku biiraan Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin, waxaase horay ugu biiray Sheekh Xasan C/llaahi Xirsi (Sheekh Xasan Turkey) oo ahaa aasaasihii xoogagga Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Soomaaliya iyo saraakiil kale.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online