Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

kanaxoow nafta waa ...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
wagardhac
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 617
Joined: Sat Jan 02, 2010 9:28 pm
Contact:

kanaxoow nafta waa ...

Postby wagardhac » Tue Jun 08, 2010 12:24 am

The REAL brains behind.. Maxamed Xayir, son of great Wagardhac/Marehan/Darood.I am proud of you. Thank you .. the creation of a powerful central state.. we are count on the full backing of the United States, uk.Israel . Puntland, SSC, Maakhir State , JUBBALAND AND Ethiopia ..


Waxaa maalintii Axadda ahayd 6-da bishaan juun 2010ka magaalada Leicester ka dhacay kalfadhigii ugu horeeyay oo ay yeesheen gudiga qabanqaabada Dawlad goboleedka bartamaha Soomaaliya.

Kalfadhigaan oo ahaa mid si heer-sare ah loo soo abaabuley ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan gudiga qabanqaabada dawlad gobaleedka bartamaha soomaaliya.

Waxaana ugu horeyntiiba halkaa ka hadlay Guddoomiya Guddiga qabanqaabada Dawlad goboleedka Bartamaha Soomaaliya:- Maxamed Xaashi Cabdi ( Carabeey), Isla markaana isagu Shirguddoominayay Kalfadhigaas.

Wuxuu guddoomiye Maxamed Xaashi mahadnaq usoo jeediyay Dhamaan dhamaan xubnihii ka qayb galay kalfadhigaas isagoo ku booriyay inay la yimaadaan wax qabad dhab ah.
Run ahaantii waxaa waxaa na hor taallo hawl aad u adag oo u baahan in la isagu geeyo Muruq, Maal, iyo Maskaxba, sidaa awgeed ayaa loo baahan yahay in qof walba uu kaalintiisa xil adag iska saaro oo ka soo dhalaalo ayuu Maxamed Xaashi halkaas ka yiri.
Ugu dambeyna waxaa gudoomiye maxamed Xaashi uu halkaas ku soo bandhigay qodobbo u baahan in laga doodo iyo qaar kale oo iyagana u baahan in la dhameystiro, Waxaana qodabada uu guddoomiyuhu soo bandhigay kamid ahaa kuwaan:-
1). In la dhameystiro guddigii 57 xubnood ahaa ee horey qaar kamid ah loo magacaabay inta ka dhimanna la magacaabo.
2). Sidii Dhaqaale loogu abuuri lahaa dawladgobaleedka bartamaha soomaaliya.
3). Sidii Xafiisyo loogu sameyn lahaa gudiga iyo hawlwadeenada dawlad goboleedka.
Waxaa sidoo kale isna halkaa ka hadlay gudoomiye ku xigeenka gudiga qabanqaabada dawlad goboleedka Maxamed Xayir, kaasoo isagana halkaas ka soo jeediyay talooyin iyo figrado wax gal ah.
Aamina Cali Maxamed (Carkoow) oo kamid ahayd guddigii ka qayb galay kalfadhigaas ayaa iyana soo bandhigtay figrado macquul ah.
Waxaana Aamino ay soo jeedisay in la sameeyo wacyi gelin fara badan si dad fara badan oo aan ogeyn looga dhaadhiciyo ujeedada dawlad gobaleedkaan loo aasaasay.
Waxaa kale oo halkaa ka hadley Maxamed Cumar Cilmi ( Dhegaweyne) waxaana uu dhamaan ergada kalfadhigaas ku baraarujiyay in ay la yimaadaan karti iyo wax qabad dhab ah.
Geba-gabadii kalfadhigaas ayaa waxaa kasoo baxay natiijooyin wax ku ool ah oo dhamaantood waxtar u leh dawlad goboleedka bartamaha soomaaliya.
Ma,aha wax qoraal lagu soo wada koobi karo dhamaan ergaddii halkaas figradahooda ku soo bandhigay, waxaanse ka xusi karaa:-
1). Cabduhaab Sh. Maxamed Xaaji.
2). Cabdulaahi Yuusuf Xasan ( Alankey).
3). Col: Axmed Warsame Cabdulle ( Biixi)
4) Cali Jaamac Xuseen ( Calidheere).
5). Cabdulaahi Aadan Nuurre ( Xuubeey).
6). Keyf Aadan Cilmi.
7). Ismaaciil Cali Naasir.
8). Shiine Baluugle.
9).Ibraahim Aadan Xaaji.
10). Cabdi Ciise Cabdi ( Cabdi-gahayr).
11).Khadiija Cabdi Xasan ( Afrika).
12). Guuleed Cakood Jiijiile.
13).Farxiyo Xaaji Dabcasar

Daahir Faarax Afdheere.
Email: gulan1969@yahoo.co.uk
Birmingham, United Kingdom


http://boocameonline.com/w-p/?p=914
GUDDIGA DAWLAD GOBALEEDKA BARTAMAHA SOOMAALYA OO KALFADHIGOODII UGU HOREEYAY YEESHAY
http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... amaha.html
Last edited by wagardhac on Tue Jun 08, 2010 1:17 am, edited 1 time in total.

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby Babygirl- » Tue Jun 08, 2010 12:36 am

Mashalaah Horumaar. :clap: :up: :rose:

User avatar
wagardhac
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 617
Joined: Sat Jan 02, 2010 9:28 pm
Contact:

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby wagardhac » Tue Jun 08, 2010 12:39 am

Mashalaah Horumaar. :clap: :up: :rose:
:up:
:up: :up: :up: :som:

We're going to make it, you've got to believe that. ...

User avatar
wagardhac
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 617
Joined: Sat Jan 02, 2010 9:28 pm
Contact:

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby wagardhac » Tue Jun 08, 2010 1:23 am

SOMALI WAR Started GALANSOOR AND DUUSAMAREEB AND will end GALANSOOR AND DUSAMAREEB .. Is It Time to Eliminate hu :mrgreen: TU TUGS.. the war will end. WE ARE GOING TO FREE Habar -gidir Hawiye kidnap: Chandlers' http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... dlers.html
Last edited by wagardhac on Tue Jun 08, 2010 8:29 am, edited 1 time in total.

User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby nomadicwarlord » Tue Jun 08, 2010 2:49 am

Somali Central State sounds like a university.

User avatar
wagardhac
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 617
Joined: Sat Jan 02, 2010 9:28 pm
Contact:

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby wagardhac » Tue Jun 08, 2010 8:34 am

Somali Central State sounds like a university.
,,,,,, IT IS OK..UJEEDO GAARA BAAN KA LEENAHAY SXB

User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby kambuli » Tue Jun 08, 2010 9:10 am

OO maxaa looga naxayaa :?: Qofkii damiir leh ee Somaaliyeedba waa jecel yahay wixii horumar ah ee ay Reer Somaaliyeed samaystaane :up:

Maasha Allaah indeed :rose:

User avatar
wagardhac
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 617
Joined: Sat Jan 02, 2010 9:28 pm
Contact:

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby wagardhac » Thu Jun 10, 2010 6:24 pm

OO maxaa looga naxayaa :?: Qofkii damiir leh ee Somaaliyeedba waa jecel yahay wixii horumar ah ee ay Reer Somaaliyeed samaystaane :up:

Maasha Allaah indeed :rose:
:up: :up:

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: kanaxoow nafta waa ...

Postby oldenglish » Thu Jun 10, 2010 6:41 pm

:up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 69 guests