Moderators: Moderators, Junior Moderators
Ok lakin you let down Besha Farax, war de niyow dacaayada iga daa
Anyway everyone has his own dhookh lakin kagu mar horey buu mel xun kula galey ee matool laan baa sidhan kudhigtay even a somali garoob is better than these telitubbies.Maye maye oday , there is always a second chance ma'ogtahay ?
lakin kagu mar horey buu mel xun kula galey ee matool laan baa sidhan kudhigtay even a somali garoob is better than these telitubbies.
Ok iga rali ahow lakin shekadhadhu wexey kacajiib badhantahay dhorashada kadaceyso SL ee waku sidhee?Dee Patriot waad gar darantahay . Marna waaxad tidhi " everyone has his on dookh" ... intaad isa soo rogtay baad hadeena tidhilakin kagu mar horey buu mel xun kula galey ee matool laan baa sidhan kudhigtay even a somali garoob is better than these telitubbies.
De haddey ka dhab tahay oo aad ii ogoshahay dookheyga , ha igu caayin fadlan
waa ku sidee niyow ?
,
War walaalow , qashinkii waa aniga dibadda inoo ga saaray e , ha iska nafisaan intaa xalaasha lagu dhalay . Waan uga baxaya e waa inoo maalin kale saxiibow !
Ragga hadal baa kala saara baa la yidhi ! Waxaan af soomali aqoon , aqli lahayn, Ilaah na dafiray , markey isugu kaa soo daba faylaan , inay ee wadaa wassan baa kaa imanaysa .
Waan iska sii caraabaya oo ninkaygee djibsomali ayaan uu tagee , nabad geliyo
Ok iga rali ahow lakin shekadhadhu wexey kacajiib badhantahay dhorashada kadaceyso SL ee waku sidhee?
I just wish a free and fair elections for my kilil 5 brethrensOk iga rali ahow lakin shekadhadhu wexey kacajiib badhantahay dhorashada kadaceyso SL ee waku sidhee?
Somaliland seems to be at the end of your tongue!
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 95 guests