Page 1 of 1

Villa Somalia oo la qarxiyay

Posted: Thu Jul 01, 2010 3:34 am
by AhlulbaytSoldier
War deg deg ah Qarax xoogan oo ruxay gudaha madaxtooyadda Villa Somalya

Qarax xoogan ayaa iminka ruxay gudaha madaxtooyadda Villa Soomaaliya, iyadoo uu qaraxa ahaa miinadda dhulka lagu aaso.

Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay goob lagu waday in maanta lagu xuso munaasabadda kowda luulyo, iyadoo aanan ilaa iyo iminka la ogeyn qasaaraha uu geystay.

Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadda Amison ay ilbaabada iskugu dhufteyn gudaha madaxtooyadda, iyadoo banaanka loo-soo wada saaray shaqaalihii iyo dadkii halkaasi ku sugnaa.

Miinadda ayaanan la-ogeyn sababaha ay u qaraxday, hase ahaatee wixii warar ah kala soco wararkeyna dambe haddii uu Rabi Idmo.


:o no place is safe for sh.sharif and the mcdonald's director.

Re: Villa Somalia oo la qarxiyay

Posted: Thu Jul 01, 2010 4:24 am
by Cirwaaq
Sharif didn't sleep there last night, i wonder how he knew?

Re: Villa Somalia oo la qarxiyay

Posted: Thu Jul 01, 2010 11:29 am
by Nouridiin
Beenta Dhaaf Xishbul Shaydaan iyo Al Shababul Sheydaan waa laga adkaaday kobahoodeey ka carareen ... Guul Somali Weyn :som: