Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Guuxa alshabaab oo laga maqley Galkacyo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Guuxa alshabaab oo laga maqley Galkacyo

Postby Talo alle udaa » Tue Jul 20, 2010 4:16 pm

Gaalkacyo Sheikh Ismaaciil Oo Aad U Waaniyey Culumada Puntland Mujaahidiintana U Duceeyey (Dhagayso)


GAALKACYO:- Waxay Shabakada SomaliMidnimo.com idin kugu Bishaaraynaysaa in ay idin soo gudbinayso Muxaadaro ka dhacday Masaajidka Salaaxudiin ee Magaalada Gaalkacyo ee xurunta Gobalka Mudug, Imaamka Masaajidka Salaaxudiin Sheikh Ismaaciil Khaliif Mire ayaa is hayn waayey oo ka istaagay Masaajidka xili ay ku sugnaayeen asbuucii hore Culumada Puntland ugu waa weyn ee Ictisaamka waxaana ka mid ahaa Sheikh C/qaadir Nuur Faarax iyo Sheikh C/naasir Xaaji Ahmed iyo Culuma kale.

Sheikh Imaaciil ayaa taariikh dhab ah ka hadlay iyo in Culumada dagaal galiyeen wiilasha dagaalamaya Sheikh Ismaaciil wuxuu aad u weeraray in laga horyimaadaan dhalinyarada, isla markaana wax laga sheego Gobalada Koonfureed ee Dowladaha Islaamigaa ka dhisan yihiin, Sheikh Ismaaciil wuxuu Magacyadooda tiriyey Muhaajidiintii dagaalka la galiyey xiligii C/laahi Yusuf ee Bandiiradlay lagu xasuuqay wuxuuna sheegay in uu asagu ka mid ahaa wuxuu kaloo sheegay in uu hayo Cajal Muxaadaraa oo Culumadu dagaal ku galinayso dhalinyarada ay hadda wax ka sheegayaan.

Sheikh Ismaaciil oo Culuma ku dul ooyey goobtana ka sheegay Magacyadii Mujaahidiinta Bandiiradlay wuxuuna intaas raaciyey haddii aysan Jihaad ahayn aakhiro waxa la weydiinayo waa idinka ayuu ku yiri Culumada oo xiligaas Ku sugnaa Masaajidka Shiikhu Imaamka ka yahay, Sheikh Ismaaciil wuxuu kale oo uu aad ugu duceeyey Mujaahidiinta wuxuuna sheegay in uusan cidna ka baqaynin Puntland na aysan ka talin Gaalkacyo haddii ay ka taliso Maleeshiyaad beeleed lacag kama dhaceen ayuu dhahay Shiikhu, wuxuu intaas raaciyey in dhalinyarada Masaajidka Salaaxudiin ay diyaar u yihiin in ay is difaacaan shahaada la dirirka.

Sheikh Islmaaciil Shacabka Puntland iyo Culumada iyo Qabiilada wuxuu oga digay in ay wax ka sheegaan Walaalaha dagan Gobalada Koonfureed wuxuuna xusay qofkii Siyaasiya oo hadla oo Reer Puntland ah Koonfur ayuu wax ka sheegayaa Culumada Puntland na Koonfur ayey ku xawilan yihiin qofkasta wuxuu wax ka sheegayaa dhalinyarada oo koonfur ayuu ku xawilan yahay Puntland waxaa ka jira amni xumo iyo waxaan ka jirin Gobalada Koonfureed, marka ilaahay nicbada uu siiyey miyaan ku xasdaynaa.

Sheikh Ismaaciil wuxuu sheegay in Caruur lagu gaalaysiinayo Magaalada Gaalkacyo oo Hay’ad dhan u xilsaaran tahay Gaalaysiintooda, sidoo kale wuxuu sheegay Amni xumada ka jirta Boosaaso, wuxuu intaas raaciyey Culumadu ma arkaan miyaa dhibaatada Puntland ka jirta waa ayaga markasta ka hadlaya Koonfure,

Ugu dambayntii Sheikh Ismaaciil Culumada ayuu u duceeyey wuxuuna si kaftan ah u yiri haddii aad cid ka baqaysaan noosheega anagaa idin difaacaynee gaba gabadiina wuxuu u duceeyey Mujaahidiinta wuxuuna sheegay in Ciidamo dhowr kun ah ay ka jiraan koonfurta Soomaliya.

Bal Maqal >>>>>>>>>>>>> http://somalimidnimo.com/midnimo/shismacil.mp3

source: Somalimidnimo.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 49 guests