Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jul 23, 2010 6:06 am
The top ''spiritual''leaders of Alshabaab(they are the ayatollahs of khawarij):
1) Osama binladen al yemeni
2) Zuwahiri al masri
Operational leaders:
1) Abu Mansur al amriki
2) unknown(the succesor of nabhaan, he was second in command after al-amriki)
Leaders of the somali footsoldiers in alshabaab:
1) Abu Zubayr al qaldaani
2) Abu Mansur al eelayi
3) Fuad Shongole al faqashi
Footsoldiers mostly from the jareers, hutus and eelays.
Every rule of alshabaab comes firstly from the the foreigners (the leaders) and is committed by the somalis(followers). So this means whenever abu zubayr alqadaani comes with a new rule, he is just the ''spokesman'' of the foreign leaders.
Al-Shabaab oo awaamiir adag ku soo rogay qoysaska fara ku tiriska ah ee ku haray degaanada Waqooyiga Muqdisho
Mogadishu Friday 23 July 2010 SMC
Qoysaska fara ku tiriska ah ee degan Degmooyinka Kaaraan, Shibis, Yaaqshiid, Jungal iyo xaafada ku xeeran oo ka tirsan dhinaca Waqooyi ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay heysteen dhibaatooyinka ay sababeen dagaalada madaafiicda iyo rasaasta habowga ah, ayaa waxaa soo food saaray xaalad adag oo saameyn ku yeelatay noloshooda, taasi oo sababtay in dhinaca Waqooyi ee magaalada Muqdisho ay ka barakacaan guryahooda.
Haweeney ka mid ah qoysaska iyagu ka barakacay degaan loo yaqaan Ceelka Ratiga oo ka tirsan Degmada Kaaraan ayaa ka warbixisay sababta ku kaliftay inay guryahooda ka barakacaan awaamiir ay ku soo rogeen ciidamada muhaajiriinta ah ee ka dagaalama dhinaca Waqooyi ee magaalada Muqdisho, isla markaana ay iyada qudheeda ka mid tahay qoysaskii amarradaasi faray mid ka mid ah ajaanibta shisheeye ee safka dagaalka kula jirta xarakada Al-Shabaab.
Mid ka mid ah Saraakiisha muhaajiriinta ah oo wiil oo uu dhalay la socday ayaa guryaha ku yaala xaafadaha degmada Kaaraan waxa uu dadka ku amrayay inay demiyaan taleefanadooda cidii amarkaasi jebisa ee lagu arko iyadoo taleefan ku hadleysa ay u aqoonsanayaan inay hoggaamineyso madaafiicda lala eeganayo xarumaha ay degan yihiin dagaalyahanadooda iyadoo laga qaadi doono tallaabo lagu ciqaabayo.
Waxa ay sheegtay haweeneydaan ka midka ah qoysaska ka barakacaya W/Muqdisho oo qarisay magaceeda sababo nabadgelyo awgood inay ku adkaatay fulinta amarkaas ka yimid Muhaajiriinta dagaalka kula jira Al-Shabaab, bacdamaa aaladda isgaarsiinta ay ka mid tahay waxyaabaha daruuriga u ah noloshooda ayna ka door bideen inay u barakacaan degaannada ay ka jirto nabadda iyo nolosha.
Sidoo kale ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab oo ay la socdaan tiro ka mid ah muhaajiriinta shisheeye (interesting, even the footsoldiers have ground commanders who are also foreigners lol)ayaa lagu arkayay xaafado ka tirsan degmooyinka Shibis, Suuq bacaad, qeybo ka tirsan Jungal iyo Yaaqshiid, kuwaasi oo goobaha ganacsiga dadka jooga ku amray inaysan isticmaali karin taleefanada isla markaana cidii lagu arko ay muteysaneyso ciqaabo kala duwan.
Dhinaca kale awaamiirta adag ee lagu soo rogay dadka degan W/Muqdisho ayaa u muuqda inaysan fulin karin, isla markaana adeegsiga taleefanada ay ka mid tahay waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagama maarmaanka u ah nolosha iyo ka warqabka qof degan meel uu ka socdo dagaal aan dhammaad lahayn, sidaasi daraadeedna ay dantoodu ka badin weysay mar haddii ay ku adkaatay inay u hoggaansamaan amarka uga yimid kooxaha dagaalka ku qabsaday xaafadahooda ay isaga guuraan halkaasi