Moderators: Moderators, Junior Moderators
waa runta, laakin waxaan rabaa inaa kala ogaado ninkan la yidhaa Udun, where his loyalty lies horta ma Puntland mise gadheertaMid kasto is waal waala oo jail ka lagu rido ba marku kasoo baxo ku odhanaya Ilaah baan u dagaalamaya . Zarqawi oo sakhran weyn ah ba sidaasu aha ma ogtahay? Aniga waxan ha igu ueedhin goljano fadlan , kii arab -ka dhuxulaha aha baynu cadhayduna ka qaadnay ka fadhisaan la"nahay waaba maddax kaluun kan o miidhan . Anigu waxan moodi jiray galgala-dan ay sheegan in faqashtii kale e daarodka ahayd meelahaas galgali jirtay . Fuckin dooroos "atomic bomb" kuwan haddi lagu sidaayo waxba iga ma gelin
Ina Baxar,Goljano tanoo kale waaba lagu ceeshaa oo ciidan baa lagu dhista . Dalxis waa tol beelay e , bal halkaynu ciidanka qaranka somaliland gayno eeg ,haddaaney dhabayacadu inaga ga horayn . Meel ay ka baxaan bay kuwaasi la'yihiin e
Farooleh inu maraqaooda cabo waan ku raacsanahayWax waliba way iskaga hadlan dadkani .Malcaamadihii Boosaaso baynu quraanki ku dhigan kari waynay buu yidhi Aabaha maddax kaluunka ka wase , malcaamadda Paris ama Washington ku taala baan lagu hor istaagi karin e , waa ba mid ku taala Boosaaso ! Fuckin xaaraan weeye dadkan mawduucyadoodu .Anagu "case" macaan baynu wadana oo "democracy" inaynu dhisanay ayaynu tusnay addun weynihi . Terrorist xuduudaha inoo soo fadhiista ayuun ba inaga maqna ! Allahu Akbar ! Tii oo urta kaluun khaayisay leh baa soo fadhiisatay . Embargo ga ayaa hadda la inaga qaadaya , hubki casriga aha e ugu dambeeyay ba la inoo soo shubaya
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 45 guests