Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby SahanGalbeed » Fri Jul 30, 2010 12:24 am

Goljano tanoo kale waaba lagu ceeshaa oo ciidan baa lagu dhista . Dalxis waa tol beelay e , bal halkaynu ciidanka qaranka somaliland gayno eeg ,haddaaney dhabayacadu inaga ga horayn . Meel ay ka baxaan bay kuwaasi la'yihiin e :lol:

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Fri Jul 30, 2010 12:25 am

SahanGalbeed wrote:Mid kasto is waal waala oo jail ka lagu rido ba marku kasoo baxo ku odhanaya Ilaah baan u dagaalamaya . Zarqawi oo sakhran weyn ah ba sidaasu aha ma ogtahay? Aniga waxan ha igu ueedhin goljano fadlan , kii arab -ka dhuxulaha aha baynu cadhayduna ka qaadnay ka fadhisaan la"nahay waaba maddax kaluun kan o miidhan . Anigu waxan moodi jiray galgala-dan ay sheegan in faqashtii kale e daarodka ahayd meelahaas galgali jirtay . Fuckin dooroos "atomic bomb" kuwan haddi lagu sidaayo waxba iga ma gelin :lol:

:lol: :lol: waa runta, laakin waxaan rabaa inaa kala ogaado ninkan la yidhaa Udun, where his loyalty lies horta ma Puntland mise gadheerta

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29061
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby grandpakhalif » Fri Jul 30, 2010 12:28 am

SahanGalbeed wrote:Goljano tanoo kale waaba lagu ceeshaa oo ciidan baa lagu dhista . Dalxis waa tol beelay e , bal halkaynu ciidanka qaranka somaliland gayno eeg ,haddaaney dhabayacadu inaga ga horayn . Meel ay ka baxaan bay kuwaasi la'yihiin e :lol:

Ina Baxar,

Sidee uu aragtay Al Shabab iyo wareegti 20, 000 Cidaamo oo ka tirsan AMISOM?

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby SahanGalbeed » Fri Jul 30, 2010 12:33 am

Wax waliba way iskaga hadlan dadkani .Malcaamadihii Boosaaso baynu quraanki ku dhigan kari waynay buu yidhi :lol: Aabaha maddax kaluunka ka wase , malcaamadda Paris ama Washington ku taala baan lagu hor istaagi karin e , waa ba mid ku taala Boosaaso ! Fuckin xaaraan weeye dadkan. .Anagu "case" macaan baynu wadana oo "democracy" inaynu dhisanay ayaynu tusnay addun weynihi . Terrorist xuduudaha inoo soo fadhiista ayuun ba inaga maqna ! Allahu Akbar ! Tii oo urta kaluun khaayisay leh baa is keentay . Embargo ga ayaa hadda la inaga qaadaya , hubki casriga aha e ugu dambeeyay ba la inoo soo shubaya :lol:
Last edited by SahanGalbeed on Fri Jul 30, 2010 12:36 am, edited 1 time in total.

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Fri Jul 30, 2010 12:34 am

Goljano Lion wrote:
udun wrote:
Goljano Lion wrote:
Futooleh should attack this Tuna-head before he becomes a shark and does great damages to Puntland


So what is your solution to this Atom Bomb dilemma in Galgal, do you want him to take over Puntland , is that your suggestion?
udun wrote:
It looks like they are coming to you self hating Gaalo lovers. That is what is gonna happen you bloody gaalo lovers.



stop beating around the bushes and answer the question

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Goljano Lion » Fri Jul 30, 2010 12:35 am

SahanGalbeed wrote:Wax waliba way iskaga hadlan dadkani .Malcaamadihii Boosaaso baynu quraanki ku dhigan kari waynay buu yidhi :lol: Aabaha maddax kaluunka ka wase , malcaamadda Paris ama Washington ku taala baan lagu hor istaagi karin e , waa ba mid ku taala Boosaaso ! Fuckin xaaraan weeye dadkan mawduucyadoodu .Anagu "case" macaan baynu wadana oo "democracy" inaynu dhisanay ayaynu tusnay addun weynihi . Terrorist xuduudaha inoo soo fadhiista ayuun ba inaga maqna ! Allahu Akbar ! Tii oo urta kaluun khaayisay leh baa soo fadhiisatay . Embargo ga ayaa hadda la inaga qaadaya , hubki casriga aha e ugu dambeeyay ba la inoo soo shubaya :lol:

:lol: :lol: :lol: Farooleh inu maraqaooda cabo waan ku raacsanahay

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19034
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby SahanGalbeed » Fri Jul 30, 2010 12:45 am

Faroole pirates-kii ba ku bilaabaya maalin dhow ,oo bad weynta yara kacsan wakhtiyadan "mansoon"-ka ayuun bey sugayaan kuwaasi ma'ogtahay? Haddu inta ka hor ka gaadhisan waayo , in aynu iska galno anagoo wadana ninka cusub e la inoo magacaabay e Ugaslabe iyo wax la yidha garan maaye , anagoo kaa wadana ayuun baynu iska galayna insha Allah ! From where I am sitting this is one hell of an opportunity :lol:

User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Maxamed Atam Oo Shaaca Ka Qaaday

Postby Cirwaaq » Fri Jul 30, 2010 2:46 am

Why did the Al-shabab form?

- Because Isbaaro of the warlords was banned,, they needed a new way to collect halaal isbaaro aka jihaad tax and donations from Arab terror supporters.

What is Atam doing?

- Piracy has been banned, he wants to hold puntland hostage to collect a ransom.

This is all about greed...


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 54 guests