Page 1 of 4

Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:06 am
by afisoone
Calaamadaha lagug garto khawaarijta
http://www.youtube.com/watch?v=ARxjXxGzkhk

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:20 am
by djibsomali
niinyahoo ma canehee aad kaa cabii jirtay ilmihee kaa dabaa qayliin jiiray aya laga jojiyay?

You became very thin to the point of me wondering if you became ill??

the other point you have just described the salafis.

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:35 am
by LobsterUnit
:clap:

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:48 am
by afisoone
War ninyahoow khawaarijta xaga externalka waa sida salafiga, ficilka waa sida fircoun.. magala sooci kartid salafi iyo khawaarij ilaa ee khawaarijta dagaal galaan. Markey khawaarijta dagaal galaan ayaa ficilkooda xun soo baxayaan. Dadkee gubaan, muslimiinta masaajida ku dilaan.. Markaas ayaa ogaaneeysa ficilkooda.

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 5:25 am
by zidane88
I wonder where are they originated those groups.

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 10:12 am
by afisoone
Ragii khawaarijta ee la dagaalay Sayidina Ali ---- (Ra) waxey ka daganaayeen magaalada madiina dhinaca bari.
Rasuulka(Scw) ayaa la weydiiyay xagee ka imaanayaan. Kacantiisa dhinac qoraxda kasoo baxdo ayuu u taagay.
Sidii ayee noqotay, ragii la dagaalay ALi dhinacaas ayee ka imaadeen. Ilaah iyo hada aduunka dhinaca bari ayee kasoo baxaan.

Dadka kama sooci kartid ilaa maalin dagaal ma ogiyee. Remember their action lagu gartaaa.............

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 10:23 am
by udun
Gaaladana waa u jilicsan yihiin oo waa la heshiis muslimiintana waa u daran yihiin. Waa taas calaamadaha kowga ah ee lagu yaqaano. Bal u fiisro Al-Qubuuri-Wal-Zenawi. Ethiopia iyo gaalada kal ee tunka waaweyn waa la heshiis oo waa u debecsan yihiin taladana waa ka qaataan xaqudirirkana waa necban yihiin oo dagaal bay kala soo horjeedaan.

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 10:28 am
by shiniile9
Gaaladana waa u jilicsan yihiin oo waa la heshiis muslimiintana waa u daran yihiin. Waa taas calaamadaha kowga ah ee lagu yaqaano. Bal u fiisro Al-Qubuuri-Wal-Zenawi. Ethiopia iyo gaalada kal ee tunka waaweyn waa la heshiis oo waa u debecsan yihiin taladana waa ka qaataan xaqudirirkana waa necban yihiin oo dagaal bay kala soo horjeedaan.
:lol: :lol: :lol: :lol: Al-qubuuri wal zenawi.

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 11:53 am
by Somaliweyn
Afisoone,

Few questions:

1) Are alshabab Khawaarij?

2) Did you support alshabab?

3) Do you support them now or should we fight them?

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 11:55 am
by Shirib
Afisoone,

Few questions:

1) Are alshabab Khawaarij?

2) Did you support alshabab?

3) Do you support them now or should we fight them?
He only supports them in Xamar. He doesn't want them (Sh. Atam) in his backyard of Puntland, but when its in Xamar, he's ra ra ra

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 12:00 pm
by Somaliweyn
Shirib,

I always thought this afisoone guy is Abgaal or at least a Hawiye from Mogadishu...so he is not even from Mogadishu?

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 12:03 pm
by Shirib
Shirib,

I always thought this afisoone guy is Abgaal or at least a Hawiye from Mogadishu...so he is not even from Mogadishu?
Nope, he's some small Darood clan that lives in Puntland I think. Hartiga yar yar aan u maleeynaa

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 12:09 pm
by Somaliweyn
Shirib,

In that case, there goes his credibility.

Only those who practice what they preach have credibility.

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 2:04 pm
by afisoone
Afisoone,

Few questions:

1) Are alshabab Khawaarij?

2) Did you support alshabab?

3) Do you support them now or should we fight them?
I do not support alshabaab? Alshabaab leaders are the one who authorised the mass killing in Kampala.... I have no doubt their leaders resemble calaamatul khawaarij...........Dhalinyarada intooda badan brain washed ayaa lagu suubiyay........ So they do not even know their leaders are the dogs of hell fire. They do not care human value--Human Being------ or this people will lead many people to hell fire.

Re: Calaamadaha lagu garto khawaarijta

Posted: Fri Aug 13, 2010 2:39 pm
by FAH1223
Shirib,

I always thought this afisoone guy is Abgaal or at least a Hawiye from Mogadishu...so he is not even from Mogadishu?
did you think that because he looks like Sheikh Sharif's lost love child? :D