Somalida Waagii hore qofkii gaalo la nool ama wadashaqeeyaan magacee ugu yeeri jireen?
Waagii hore qofka haduu diin iyo dhaqan laheen waxaa la dhihi jiray=="MID-GO-HUWAN" ama midgaan.
Waa gii hore go- ayaa la xiran jiray... marka qofka hadii lagu arko wax diinta ka baxsan ama wax dhaqan xun u suubiyo.. Asaga iyo go'iisa isku darajo ayee ahaayeen. so waxaa la dhihi jiray.. MID-GO-HUWAN" 100kii sano ugu dambeeysay waxaa la dhihi jiray midgaan... Somalida waxbee jamcin jireen. Haduu qabiil meel dago dhaqankaas lagu arko.. kuligood midgaamo ayee noqon jireen, xataa zakada lagama qaadi jirin maadaama ee dad dhaqan laheen ahaayeen.
Wabilaahi tawfiiq.......................




