Page 1 of 1

Somaliland ma waalan tahay?

Posted: Sun Aug 15, 2010 3:30 pm
by Mr Bile
waa maxay 70 jirka la dooranayaa? dad awalba waalnaa oo wareersanaa
maxaa qof patient ah oo hawl gab ah oo isba tiisa u meel ah sida ina yuusu yey maamul loo yiraahdaa?