Page 1 of 1

XAYAWAANKA IN LA BADBAADIYO WAA NAXARIIS, ALLAH KU FARXAAYO

Posted: Sun Aug 15, 2010 7:30 pm
by afisoone
Walaalayaal qoomka wuxuu hormaraa markuu isku naxariisto.. Walaalayaal qoomka wuxuu hormaraa markuu naxariis leeyahay....
Wadooyinka markaa mareeysaan firiya agagaarkiina xayawaanada ku dhibaateeysan. Marmar waxaa arkeysaa Eey aad u ooman, Marmar waxaa arkeeysaa riyaal oo qaneeco dul biibeeyso. Walalayaal u gargaara xayawaanka aktiin joogo...

Sawirkaan waa xayawaan caagad madaxa u gashay... Xayawaanka nasiib ayuu lahaa oo wuxuu ku noolyahay dhulka mareykanka.. Human being kunool west tiga waka naxariis badan yihiin kuwa kunool aduunka kale markii loo eego xayawaanka..
Xayawaankaan wuu badbaaday ee badbaadiya xayawanaadka agtiina joogo.
Image

Re: XAYAWAANKA IN LA BADBAADIYO WAA NAXARIIS, ALLAH KU FARXA

Posted: Sun Aug 15, 2010 9:45 pm
by foolxume2005
waa runtaa, laakiin aniga homeleskii baa lacagta iga dhameeyay, every other red light bay sing wayn la taagan yigiin.