Read full story here.Raashinkan oo ay hay’adda WFP u dhiibtay guddi xaafadda ah ayaa la sheegay in aan lasiin dadkii loogu talagalay oo ay Rarteen ciidan dowladda KMG ah katirsan.
”Waxaa naloo sheegay in raashiinka ay la wareegeen Ganacsato laga yaqaano xaafado iyagoona ku keydsay Baqaar kuyaala Agagaarka baar ha idhaafin ”





