Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Wafdigga dowlada ayaa maanta so gaaray Muqdisho

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Wafdigga dowlada ayaa maanta so gaaray Muqdisho

Postby grandpakhalif » Sun Aug 22, 2010 12:12 pm

Image

Image

Wasiiradaan Maanta kasoo deegay garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aaden Cadde ayaa waxaa kamid ah wasiirka Gaashaan dhigga Abuukar Cabdi Cismaan mardaadi, Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka Amniga Qaranka Axmed Cabdi Salaan Aaden iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha C/Rashiid Maxamed Xidig kuwaasoo qaarkood Magaalada Addis ababa uga soo qeyb galay Kulan ay si wada jir ah u qaateen Masuuliyiintaasi iyo xubno ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna waljamaaca.

Sidoo kale Wasiiradii Maanta dib ugu soo laabtay gudaha dalka ayaa waxaa kamid ah R/Wasaare Ku Xigeenka ahna wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda Prof. C/raxmana Xaaji Aaden Ibraahim Ibbi iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha C/Casiis Xasan Maxamed Laftagareen kuwaasoo howlo shaqo iyo caafimaad ugu maqnaa dalka Dibaddiisa.

Qaar kamid ah Wasiiradaasi oo aan la xiriirnay daqiiqado kadib markii ay kasoo degeen Garoonka Diyaradaha caalamiga ah ee Aaden cadde ayaa ka gaabsaday in ay ka warbixiyaan safarkooda waqtigaan, ayagoo sheegay in ay dhawaan saxaafadda la hadli doonaan.

Dhowaan ayey ahyd markii Magaalada Addisababa lagu soo gebogebeeyay Kulan ay lahaayeen wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Masuuliyin ka tirsan Culumaau’diinka Ahlu Sunna Waljamaaca kaas oo diiradda lagu saaray sidii lo tayeyn lahaa qorshaha ammaanka ee dalka.

Kulamadii ugu dambeeyay oo ay Magaalada Addisababa ku yeesheen wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Culumada Soomaaliyeed ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu doonayo in lagu mideeyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa ASWj si ay wax uga qabtaan Ammaan darrida ka jirta gudaha Magaalada Muqdisho iyo Gobollada dalka Soomaaliya.

User avatar
Jamac_Yare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6098
Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli

Re: Wafdigga dowlada ayaa maanta so gaaray Muqdisho

Postby Jamac_Yare » Sun Aug 22, 2010 12:23 pm

Sambuus bey ka so dergeen
masakiinta muqdhisoo waax meey uu keenan


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 68 guests