Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland police arrest tfg Mps

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somaliland police arrest tfg Mps

Postby Khalid Ali » Wed Aug 25, 2010 9:26 pm

Waxaan qabany Xildhibaan, waxaan ku raad joognaa laba xidlhibaan oo kale, Maxkamadna waan horkeenaynaa, Shir Jaraa'id Badhasaabka Gobolka Awdal+Sawir
Borama(Bnn) Shir jaraa'id oo uu maanta qaybta Badhasaabka Gobolka Awdal, Maxamed Daahir cabdle ayaa waxa uu kaga waramay, arimo dhawra, waxaana ka mid ahaa,dhawaan kormeerkii uu ku tagay,deegaano ka tirsan degmada Lughaya, oo ay dhawaanka da'een roobabkii khasaaraha gaystay
Badhasaabku waxa uu sheegay in uu ku soo arkay deegaanadaa Xaalad naxdin leh, waxa uuna sheegay in uu ishiisa ku soo arkay, Guryo badan iyo Dugsiyo wax lagu barto, oo gabi ahaantood roobabkaasi wax yeelo xoog badan ay u gaysteen, waxa kale oo uu sheegay in xoolihii iyagna ay roobabkan aawadood noqdeen kuwa ku dhaw roobka isdaba jooga ah ee da'aya,ina ay ku laadaan,taas oo laga cabsi qabo in ay mar labaad caydhoobaan.
Dhinaca kale waxa uu sheegay in dugsiyadii ay jiingadihii ay ka qaaday roobabkii da'ay dabaylo ay wateen, ardaydii wax ku dhigan jirtayna, ayna iminka ku dhigan karin maxaa yeelay,roobabka da'aya iyo dabaylaha dhacaya aawadood, taas oo ay dusha ka qaawan yihiin.
ugu danbyn waxa uu baaq u diray, Dawalada uu isagau u matalo gobolka, Hay'adaha caalamiga ah ee ka hawl gala somaliland, iyo qurba jooga ka soo jeeda goboladan Awdal/Salal, in ay kaalin mug leh ka qaataan, u taakulaynta iyo ugargaarida dadkii ay ka soo gaadheen dhibaatadan , rabaaniga ah.waxa kale oo uu sheegay in loo baahan yahay gargaar degdega, dalka gudihisa iyo dibadiisaba.


Shirkiisan jaraa'id ayaa sidoo kale waxa uu badhasaabku sheegay in arin siyaasadeed oo muhiim ahayd ay gobolka ka fuliyeen, waxa uu sheegay in uu dhawaan jeelka u taxaabay, mid ka mid ah, xildhibaanadii dawlada Shariifka ee ka soo noqday somaliya, magaciisana waxa uu ku shoogey, Cabdoo shoodhe, waxa kale oo uu sheegay in ay sidoo kale ku daba jiraan, laba xildhibaan oo kale, oo ka soo jeeda goboladan awdal, waxa uuna sheegay in iyagna la soo qaban doono.
waxa uu hadalkiisii ku soo gabagabeeyay in dhawaan maxkamad la soo hortaagi doono, laguna qaadi doono,danbi ay ka galeen qaranka , waxa uuna sheegay in cid walba oo danbi ka gashay qaranka somaliland, la hor keeni doono cadaalada iyo sharciga ka yaala somaliland.
Tani waxa ay noqonaysaa, talaabadii ugu horeysay ee uu qaado Mas'uulka ugu sareeyo xukuumada Siilaanyo tan iyo intii xilka lagu wareejiyay, waxa ayna dadwaynuhu is waydiinayaan, waxaa looga fadhiyaa arimo ka waawayn kuwan uu iminka gacanta ku hayo, sida dhinacyada horumarka.
Reporter:Jaabir Ali Omer
Borama Somaliland

User avatar
Jamac_Yare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6098
Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli

Re: Somaliland police arrest tfg Mps

Postby Jamac_Yare » Wed Aug 25, 2010 9:29 pm

mala darka somaliland bey ka xadeen sida gedo la uga iibiyo grandpakhalif

Even the TFG is trying to get clothes for grandpa and neglecting the country :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland police arrest tfg Mps

Postby Khalid Ali » Wed Aug 25, 2010 9:30 pm

mala darka somaliland bey ka xadeen sida gedo la uga iibiyo grandpakhalif

Even the TFG is trying to get clothes for grandpa and neglecting the country :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 74 guests