Ciidamada dowladaoo la wareegay dhamaan moowlacii Macalin Nuur xili dagaal kulu uu caawa dhacay
Dagaal xoogan oo caawa maqribkii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa siweyn looga itaal roonaaday ciidamada Alshabaab kadib markii dhowr fariisan ay horey u qabsadeen looga qabsaday caawa
Dagaalka oo caawa ahaa mid faraha leysula tagay ayaa la dhihi karaa waa dagaalkii ugu horeeyey looga qabsado xoogaga Alshabaab meel ay ka qabsadeen xoogaga dowlada
Warkaan dagaalka ayaa waxaa xaqiijiyey masuul sare oo Ahlusanu ah isagoona sheegay in ay ka awood roonadeen kooxahii ka soo horjeeday ee Alshabaab hadana ay gacanta ku hayaan dhamaan goobahii horey looga qabsaday
Afhayeenk ciidamada Booliska Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dowladda KMG Soomaaliya caawa ay ku suganyihiin fariisimo Xaafadaasi Siigaale ay horay ugu lahaayeen Ciidamada Culumaa’udiinka ahlu Sunna waljamaaca kuwaasi oo dhawaan ay kala wareegeen Al Shabaab
Ciidamaad Ahlusuna oo aan wali soo gaarin moowlaca ayaa masuul sare oo dowlada hogaaminaayey uu noo sheegay in ciidamada dowlada qabsadeen Moowlaca macil nuur ilaa iyo hadana jirin wax ciidan ahlusuna ah oo jooga xiligaan moowlaca iyadooona uu sheegay markay ahlusuna timaado kuwareeji doonaan moolwacooda horey looga bursaday
Wax dagaal ah hada ma jiraan dagaalkana waxa moodaa i riix aan ku riisee waa shacabka leynee madaama lagu kala adkaneyneynin
khawaarijtii alshabaab caaawa waa la kala eryadey. shalay ayey heleen kodak moment ay isku dhex sawireen mawlaca macalin nuur kooxda khawaarijta , laakiin galabta al shabaab bakhtigooda ayey uga ordeen mawlaca macalin nuur. shabaaab chicken
