Page 1 of 1

Soomaalida iyo...

Posted: Sun Sep 12, 2010 10:36 pm
by KeligiiJabhad
Somalida VS Afkooda/Fartiisa maxaa kala haystaa! Dadkani waxay Qoxooti u noqdeen Afaf Shisheeye taasoo ay xilli kasta ka ordayaan Afkoodii hooyo iyadoo ay marmarsiiyo iyo cudurdaar ka dhigganaya laba Qodob midkood. Labadaas Qodob oo kala ah:
1: In (Soomaalida qaar) ayaga oo yar ay ka yimaaddeen Somalia--sidaas aawadeed ayaysan nasiib u helin barashada Afkooda iyo Fartiisa

2: In AF Soomaaliga iyo Fartiisuba ay dhib badan yihiin isla-markaasina ay adag tahay in wax laysugu sheeggo, iyo in lagu wada xariirro.

Labadaas Qodobba waa waxba kama jiraan miisaan mug leh oo meel marana ma lahan. Haddii ay sidaas tahayna, waxaa la oran karaa in dadka qaar badan oo ka mid ah ay isu dhiibaan gacan hoorsadasha iyo qaaddashada Afaf shisheeyo oo lagaba yaabo in intooda badan Abbeyaashood/Awoowyaashood lagu soo gumeystay, sida Afafka Ingiriiska iyo Talyaaniga.

Aar Afka iyo Fartiisa yaan laga teggin ee ha la xoojiyo..

Re: Soomaalida iyo...

Posted: Sun Sep 12, 2010 10:49 pm
by ToughGong
^
Fartaa lagu galiyey miyaa.

:lol:

Re: Soomaalida iyo...

Posted: Sun Sep 12, 2010 10:52 pm
by KeligiiJabhad
Warcelinta weydiintaasi waa: Raadraacis, Baadigoob, iyo dadaal door leh ayaan waxa kuu muuqda ku soo hellay ..

Re: Soomaalida iyo...

Posted: Sun Sep 12, 2010 11:02 pm
by ToughGong
^
Daka sidaa aad sheegtey u fikiraya,marka horeba ha inaga maqnaadaan

Re: Soomaalida iyo...

Posted: Mon Sep 13, 2010 8:50 am
by Hyperactive
why you assume people run from their language just because they dont use it for whatever reason؟

some people simply dont know how to write latin, some people just didnt have chance to learn, not their prriority etc.

mar walaba danka khair ka dadka logu maley until they prove you otherwise.

Re: Soomaalida iyo...

Posted: Mon Sep 13, 2010 9:20 am
by udun
Somalida VS Afkooda/Fartiisa maxaa kala haystaa! Dadkani waxay Qoxooti u noqdeen Afaf Shisheeye taasoo ay xilli kasta ka ordayaan Afkoodii hooyo iyadoo ay marmarsiiyo iyo cudurdaar ka dhigganaya laba Qodob midkood. Labadaas Qodob oo kala ah:
1: In (Soomaalida qaar) ayaga oo yar ay ka yimaaddeen Somalia--sidaas aawadeed ayaysan nasiib u helin barashada Afkooda iyo Fartiisa

2: In AF Soomaaliga iyo Fartiisuba ay dhib badan yihiin isla-markaasina ay adag tahay in wax laysugu sheeggo, iyo in lagu wada xariirro.

Labadaas Qodobba waa waxba kama jiraan miisaan mug leh oo meel marana ma lahan. Haddii ay sidaas tahayna, waxaa la oran karaa in dadka qaar badan oo ka mid ah ay isu dhiibaan gacan hoorsadasha iyo qaaddashada Afaf shisheeyo oo lagaba yaabo in intooda badan Abbeyaashood/Awoowyaashood lagu soo gumeystay, sida Afafka Ingiriiska iyo Talyaaniga.

Aar Afka iyo Fartiisa yaan laga teggin ee ha la xoojiyo..
Masuge, sidaas si la mid ah baan iri markaan forumkaan kusoo biiray laakiin halkaan waa laga faanaa af Soomaaliga.

Re: Soomaalida iyo...

Posted: Mon Sep 13, 2010 9:20 am
by udun
^
Fartaa lagu galiyey miyaa.

:lol:
Seemeyer,

Adiga sidaadaba goormaa farta lagu geliyey? :lol: :lol: