Somaliland-based Jamhuuriya newspaper has reported that a force of 1,000-strong Ethiopian troops has entered parts of Awdal region in northwestern Somalia (Somaliland) to conduct military search operations in the mountain range.
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Somaliland-based Jamhuuriya newspaper has reported that a force of 1,000-strong Ethiopian troops has entered parts of Awdal region in northwestern Somalia (Somaliland) to conduct military search operations in the mountain range.






http://www.jamhuuriya.info/index.php?ar ... article.tpWararkii ugu Dambeeyey ee Xaaladda Dagaal ee ka Taagan Buuralayda Maar-maar ee ay ku Jiraan maleeshiyaadka hubaysan, dhaqdhaqaaqyada milatariga Itoobiya ka wadaan gudaha Somaliland iyo fashilaada la soo deristay hay’adaha ammaanka dalka
Xariirad (Jam)- Xaaladda buuralayda Maar-maar iyo Libaaxyalay ee degaanka Xariirad oo ka tirsan Gobolka Selel, ayaa isu rogtay deegaan uu ka aloosan yahay xalaad degaal, kadib markii ciidammada Somaliland iyo Itoobiya oo iska kaashaanayaa ku ruqaansadeen goobaha ay ku sugan yihiin maleeshiyaad hubaysan oo laga soo dejiyey xeebta u dhaxaysa Saylac iyo Lughaya, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda dagaalo ka bilaabmaan deegaannadaasi.
Wararkii u dambeeyey ee xalay Jamhuuriya ka heshay degaanadaasi, waxay sheegeen in ciidammada labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya oo isku dhufan loo qaybiyey agaaga ciidammadu doonayaan inay ka fuliyaan hawlgal la doonayo in lagu burburiyo kooxdan hubaysan.



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 55 guests