Moderators: Moderators, Junior Moderators

stop calling ppl murtad
handikabyahoow

Well, the writer admits that the owners of some of the "Hanit" are trying to get their property back. I don't see anything wrong with that.Sh Fuaad Shongole: Yaa meeriyay Dhulkan Hawiye ayaa iska leh? yaa sii yay Hawiye? Maanta ninkii yiraahdo Guri baa la iga haystaa ha istaago anigaa u soo celinayee! Jawaab Ku socota ciise Dalabey + Cod Xasaasi ah Posted to the Web Sep 17, 09:25
Sheekh Fuaad Shongole oo ah ninka Al-Shabaab u Qaabilsan dhinaca dacwada iyo fatwada ayaa munaasabaad kala duwan oo uu kula hadlayay dhalinyarada la marinhabaabiyay ku hadlay erayo markii la miisaamo aad u culus lagana ursanayo qabyaalad iyo hanjaabyo.
Muftiga Al-Shabaab Sh Fuaad ayaa si ay ku jirto dhiiranaan u weeraray beelaha hawiye isagoo ku tilmaamay Shaydaamo dadka leh dhulkan hawiyaa iska leh oo shabaabow fitanta nala dhaafa.
Hadalkan ayaa imanaya xili ay dad badani shaki ka muujiyeen ujeedka Al-Shabaab iyo sababaha ay dagaalka uga wadaan Koonfurta Soomaaliya, iyo hadalada culus ee ka soo burqanaya Afka Horjoogayaasha Al-Shabaab ee aan u dhalin Beelaha Hawiye.
Dhowaan ayay ahayd markii Sh Fuaad Shogole yiri Maxamed Afrax qanyare Towbad ma leh ilaa uu ariga ii raaco, tasoo ka yaabisay dad badan oo markoodii hore taageero diin u hayay Kooxaha Khawaarijta ee huwan shaatiga diinta hoostana ka xiran garanka qabiil ee wasakhaysan.
"Yaa meeriyay Dhulkan Hawiyaa iska leh? Kumaa meeriyay sidaas maniladii qara' hadaa?... shaydaan baa meeriyay yaa siiyay Hawiye? Waxyaalaha aan u dagaalamayno ayay ka mid yihiin, Maanta ninkii yiraahdo Guri baa la iga haystaa ha istaago anigaa u soo celinayee" Ayuu Yiri Sh Fuaad Shogole oo si xamaasadi ku jirta u hadlayay.
Halkan ka dhageyso Sh Fuaad Shongole oo leh: Yaa meeriyay Dhulkan Hawiye yaa iska leh? yaa sii yay Hawiye?
Cajiib Ilaahay dadka asagaa ka dhigay qabaa'il iyo shucuub reer walbaana dhul dajiyay, shakina kuma jiro in beelaha Hawiye ay dhulka wax ku leeyihiin, meelaha qaarna ay ka xigaan soomaalida kale walow lawada wadaago arlada Soomaaliya.
hadalkan ayaa si toos ah u dhiira galinaya in mar kale soomaali isu hubqaadato, Xamar cidda dhulka laga haysto oo Guryahooda ka qaxay waa la yaqanaa waa beesha uu Sh Fuaad ka dhashay, wuxuuna u dagaalamayo sida uu isagu sheegay waa inuu hantida reer tolkiis u soo dhiciyaa ilaa uu ka dhimanayo meeday sheegashadii Jihaadka?.
Dhinaca kale hadalkan ayaa Jawaab u ah hadal ka soo yeeray nin sheegtay inuu yahay Gudoomiyaha Gudiga guurtida Beelaha Hawiye Sh. Ciise Ahmed Dalabey, kasoo nuxurkiisu ahaa dhulkan hawiye ayaa iska leh dadka kale hanaga baxaan, waxayna ku tusinaysaa inuusan meesha waxbo ku hayn oo wixiise hadal iska yahay, Fuaad shongole wuxuu ka yimid Puntland hadalkaana wuxuu ka leeyahay Muqdisho dhexdeeda waxaana u jibinaya(oo takbiir ku haya) waa wiilashii Ciise Dalabay, haye ma warbaayaala?
Haddaba Umada Soomaaliyeed ha ogaadaan in nimanka Dagaalada ka wada Soomaaliya aan lagu kalsoonaan karin oo ay u badanyihiin rag dano kale leh, hana beenaysan qofkii ku yiraahdaa Al-Shabaab waxaa ku jira dad aargoosi qabiil u socda oo huwan shaati dimeed!
http://www.miisaanka.com/article.php?articleid=2729

pay to who? there is no legitimate goverment and why should he pay taxes on a house which was stolen for 20 years? if your argument so that your people will keep the haram houses then so be it how about those who lived in those houses for 20 years illegally pay rent for the last 20 years.If Mr shanQalool wants to dig up 20year of case files relating to koonfur crime then he will have his work cutout for him for the rest of his life.
In the mean time any assets claimed by non-koonfurians will be accounted against those assets they have taken out of koonfur over the last 50years.
Secondly anyone claiming land or property will be expected to pay Land tax and property tax unpaid since the collapse of government in 1991.
All claims will be held only in person within koonfur and those found to be in arrears will have their land and property actioned and once the appropriate taxes have been recovered the net remainder shall be dispensed. Where the arrears are found to be in excess of the net purchase value of land and property the claiment is liable for the difference and will be required to make payment on the spot. Failure to make instant payment will lead imprisonment summarily dispensed on the spot until full payment is made.

if the house you live in is haram your job is haram, the clothes you wear are brought with haram money and the food you eat is bought with haram money then what do you expect? the result is you will never live in peace and that is what we see in mogadishu for the last 20 years. you would not like your mobile phone to be stolen so why are you justifying the stealing of houses?The New residents have the right of squatters and since the land, properties were abandoned and no formal tenancy agreement was signed there is no case for rent! since for 20years the land and property was looked after or protected against invaders the arguement for rent is made irrelavent.
~Money will be paid to what ever authority is in existence at the start of that court hearing. Be it the clan that owns the land or that which controls that land at that specific time.
Haraam is when pirateland evicts koonfur refugees while at the same time it takes 1/3 of all donations given specifically for the koonfur population for 20yrs.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 73 guests