Baryahan dambe waxa Idaacadaha la iska arko (Television) ee ku hadla Afka Soomaaliga iyo goobaha kale ee lagu kaydiyo sugaanta Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan lagu arkayay kuna soo kordhay suugaan ama heeso muuqaal ah kuwaaasoo dhinaca dambe ama background looga dhigayo muuqaalo argagax iyo murugo xambaarsan.
Hadaba hadaan soo qadimo mid kamid ah sababaha igu xambaaray in qormadaan qoro waxa ay tahay anigoo ku sugan xaafad aan ka deganahay magaalada Rochester ee gobolka minessota ee dalka maraykanka ayaa waxa ii soogalay mid ka mid ah soomaalida aan isla deganahay xaafadda xilli aan daawanayay mid kamid ah heesahaan aan hada ka hadlayo ,ee muuqaalada naxdinta badan ay xaga dambe ka muuqanayaan, waxa uu ii sheegay in walaalkii oo reerkooda ugu weynaa uu ku jiro muuqaaladaasi argagaxa leh
i didn't copy the whole article cos i my self didn't read the whole thing.
http://somalitalk.com/2010/09/18/heesah ... yo-khalad/
for example watch at this video.
[youtube]gKtMpAAGR70[/youtube]



