Page 1 of 1

(Jacayl) Sheekadii Qoraxeey Part-1 of 10

Posted: Sat Sep 18, 2010 1:29 pm
by KingWaslawi
Qoraxeey magaceeda runta ah waa (Istaahil) Waa inan gaaban oo madow, oo xoog weyn, labada naasna midbaa dheer ka bidixda. Markay yarayd waxay raaci jirtay adhiga.Waxay ku dhalatay dhul buura dhaadheer dhaddada iyo dharabtuna Eebbe ku gogley,abtirsiin-teeda wali lama hellin laakiin waxay heyb wadaag yihiin nin lagu magacaabo (CoolPoisons), kama dheera habeenkii ay dhalatay caddo ayay ahayd dhammaan degaanada dammaashaad diineed ayaa kajiray. Dharka habeenkaas la sitay caddaan ayuu ahaa, waxaa marti loo ahaa buurta (Qoraxeey)
Qoraxeey Waxa ay Jaceyl waaliya waayuhuna daammuray ay u qaadday (ABAADIR) Maalintii raadintiisa ayey ku jirtaa habbeenkiina dhakafaarkiisa ayey weheshataa! Quud iyo qorus midna xasuus umalaha, biyo ay cabtaa ama jidiin wax ay marisaa , sharaabkeeduba waa aragga (ABAADIR) Quud-keedu waa maqalka dhawaaqiisa, (ABAADIR), waxa ay ku baratay Magaalada Nairobi, halkaas oo waagii ay yarayd malcaamada lagu wada daray! galinka danbena ay laadhuuda ku ciyaari jireen. Jaceyl dhagoola ahi haddimo badanaa arami iyo waran inkaaranaa.
Lafaheeddii ayuu ruuggay dhuuxeeddii ayuu shubay, dheeheeddii ayuu culay, labbeentii dhabanadeeda madmadow ayuu leefay. (ABAADIR) Marna kama qarsoona hammuunka ay u qabto Qoraxeey iyo sidday ugu dheggantahay! Laakiin dhag jalaq uma siiyo kama neefiyo, Maalin maal maha ka mida ayay guriga (ABADIR) tagaysaa Qoraxeey waxayna u sheegaysaa in aabaheed fiise usoo saaray sidaana ay sida ugu dhakhsaha badan ay wadanka uga guranayso Africana ay ka saahidayso... [/color]

TO BE CONTINUED

Re: (Jacayl) Sheekadii Qoraxeey Part-1 of 10

Posted: Sun Sep 19, 2010 3:45 am
by qoraxeey

:lol: :lol: :lol: :lol:
lool

the rest i will need some time to read .lool