Ciidamada Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa saaka howlgallo balaaran ka sameeyay hareeraha magaalada Dhuusamabreen xarunta Galguduud.
Wararka nagasoo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa xaqiijinaya in ciidanka Shabaabul Mujaahidiin oo ku hubaysan gaadiid dagaal ay galeen tuulooyin magaalada ku dhaw iyagoona baacsaday Maleeshiyaad Mushrikiinta katirsan.
Sida ay sheegeen saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin Ciidanka ayaa Howlgalka fuliyay kadib codsi uga yimid shacabka deegaanka oo dhibaato ku qabay Maleeshiyada Mushrikiinta oo fatqalado ku hayay shacabka.
Ilaa iyo Hadda Taliska Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin faah faahin dheeri ah kama bixin Howlgalka iyo waxa ay kusoo qabteen marka laga reebo in ay Howlgal sameeyeen.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulaalaya magaalada Dhuusamareeb oo kamid ah meelaha fara kutiriska ah oo ay Wilaayada uga hareen Kooxaha Mushrikiinta ah.
oh shid...




