ENGLAND:SEPT 2010
LONDON — A British woman who sparked an Internet hate campaign after she was caught on camera dumping a cat into a rubbish bin was charged Monday with causing unnecessary suffering to the animal.
Mary Bale, a 45-year-old bank worker, has also been charged with failing to provide the cat with a suitable environment, a spokesman for the Royal Society for the Prevention of Cruelty to Animals (RSPCA) said.
Bale will appear before magistrates in Coventry, central England, on October 19 to answer the charges.
Both offences can carry a prison sentence and a lifetime ban from keeping animals.
The cat, Lola, was believed to have been stuck in the plastic wheelie bin for 15 hours until her owners Darryl and Stephanie Mann heard her miaowing..
They found out what happened after checking footage from a closed-circuit television camera they had installed at their house after their car was repeatedly bumped by other vehicles.
The video was posted on video sharing site You Tube and a Facebook campaign was launched with some contributors making death threats against Bale.
http://www.straitstimes.com/BreakingNew ... 81003.html
------------------------------
MUSLIM SAUDIA SEPT 2010
Ciidamada dowladda dalka Sacuudiga ayaa si fool xun o oaan horay loo arag ula dhaqmay dad Soomaali ah oo ay ka soo qabqabteen gudaha dalka Sacuudiga, kuwaas oo ay ku soo daadiyeen xuduuda u dhaxeysa Yamen iyo Sacuudiga, ka dibna ay rasaas ooda kaga qaadeen.
Sida warku sheegayo dadkan oo ahaa tahriibayaal laga soo qabqabtay dalka Sacuudiga ayaa la sheegay in qaarkood ay gacmaha isaga xirnaayeen, ka dibna rasaas ooda looga qaaday, taas oo keentay in qaar ka mid ah dadkaasi ay dhintaan, qaar kalena ilaa hadda la layahay ka dib markii ay kala firxadeen oo midba meel u cararay.
Dadkan ay ciidamada dowladda Sacuudiga sida xun ula dhaqmeen ayaa waxaa ku jiray oo ka mid ahaa gabdho qaarkood la sheegay inay gacanta u galeen kooxo carab ah dadka tahriibka ah lacago baad ah ka qaata, isla markaasna weli loo heysto lacago tahriib ah inay bixiyaan si loogu celiyo dalka Yamen.
Arrintani ayaa la yaab ku noqotay dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka gudahiisa iyo dibaddiisa, ka dib markii ciidamada Sacuudiga oo markii hore dadka tahriibka ah ee ay qabtaan soo tarxiili jiray hadda u bedelay inay ku celiyaan dalka Yamen iyagoo xittaa isticmaalaya si xoog ah, taas oo loo maleynayo inay sabab u tahay soo jeedintii ka timid Hay’adda qaxootiga adduunka ee UNHCR, laakiin u bedeshay inay sii ciqaabto dadka Soomaalida ah oo ay ku celiso meeshii ay markii hore dalkeeda ka soo galeen
http://www.dayniile.com/September2010/21September4.htm




