Moderators: Moderators, Junior Moderators

Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.
translate that sxbI don't know funny somali jokes but do know funny egyptian joke![]()
اتنين محششين بيتفرجو على مطش فالمزيع بيقول "دربكه فى الدفاع، دربكه فى خط الوسط، دربكه فى الهجوم، أوبااااا جوة الجون" فالمحشش قال لزميله "إظاهر ان دربكه ده لعيب ميه ميه"

hahaNin askari ah oo taliska booliska ilaaliya baa maalin shaqaddi laga waaye. Kolkaa maalinta dambe uu shaqadda yimid, waxaa la waydiiyey, "waryaa hebel waar shalay yaa ku fasaxey?" isaguna wuxu ugu jawaabay, "dee anigaa is fasaxey"
Maanta ninka waxa loo yaqaanaa 'is-fasax'
I know it's lame
Xariif aa Feer Lagu Boobsiiyey, Marki LA Kala Qabtay Aa LA Dhahay Duqa Ninka Maxaa Iskaga Celin Weysay Feer U Nafta Kaaga Qaade; Kulahaa Lee Feerkiisa Lee Maa Arkeesay Hali Afkey Caydi Ka Baxeysay Ma maqleen Miyaa? Hoy Iga Tag Dhagoolayahow
this one had me rolling on the floorlol

Thia ain't a joke,it's the rants of a mad manMid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.

Thia ain't a joke,it's the rants of a mad manMid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.

xarfaan qaldan aa xarfaan reer xamar u martiyeey nooh markaaso markuu cunay lagu dhahay duqa fasaleeti u keenaa..odayga qaldan kulahaa"walaal wan dhargay fasaleeti ma cuni karo "
![]()

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests