Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

post funny somali jokes

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Postby ciyaal_warta » Tue Oct 12, 2010 10:21 pm

Nin reer waqooyi ba tagay galbeedka adari iyo wuxuu ku so hoyday reer obo ah, markaa googashadii iyo wax kasta loo diyariyay ba la gu yidhi aboow rafow (seexo) haf intu yidhi oo dhulki ku riday buu yidhi walle ima rafanaysid uu baxsaday :lol:

:lol: :lol: :lol: aniba rafo haday i dhihi lahaayeen ...duqa xaywaan maan ahay aan dhihi laahaay xaywaanka raftee

LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: post funny somali jokes

Postby LivingToSucceed » Tue Oct 12, 2010 10:22 pm

xarfaan qaldan aa xarfaan reer xamar u martiyeey nooh markaaso markuu cunay lagu dhahay duqa fasaleeti u keenaa..odayga qaldan kulahaa"walaal wan dhargay fasaleeti ma cuni karo "

:lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

xarfaan reer gaalkacyo aa bus soo koray nooh..markaasoo labo nin oo reer shabelle ak fadhiistay ayagoo geedka canabka sida loo abuuro markaasoo dhahay"geedka canabka marbaan kasoo dhacay kalxataas baa i jabtay " kuwi ree shabelle aa ku dhaheeen"duqa sug bo baabuurka wali gaalkacyo ma gaarin sxbow" sxbkisa aa ku jeestay waxoo dhahaay"an waaba yaawiyee reer gaalkacyoodka wax walbo ma kasaayaan" :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: laakin mexe uu dehen galkacyo mala kariin sxbow :?

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Postby ciyaal_warta » Tue Oct 12, 2010 10:25 pm

:lol: :lol: :lol: laakin mexe uu dehen galkacyo mala kariin sxbow :?

sxbow sheekada wali gaalkacyo ma gaarin cml oo geel iyo ari malaga sheekoyhooyo cml

User avatar
Aguardiente
Posts: 199
Joined: Tue Sep 21, 2010 11:07 pm

Re: post funny somali jokes

Postby Aguardiente » Tue Oct 12, 2010 10:26 pm

To Navy9 and others with a liking for Egyptian flicks. I was sent this a little earlier via facebook. Man this stuff made my dad happy. Wish I could buy a dvd of the show if it is available. Enjoy

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Postby ciyaal_warta » Tue Oct 12, 2010 10:28 pm

To Navy9 and others with a liking for Egyptian flicks. I was sent this a little earlier via facebook. Man this stuff made my dad happy. Wish I could buy a dvd of the show if it is available. Enjoy

one of ma best 3del imam masre7yah man :up: :up:

LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: post funny somali jokes

Postby LivingToSucceed » Tue Oct 12, 2010 10:29 pm

:lol: :lol: :lol: laakin mexe uu dehen galkacyo mala kariin sxbow :?

sxbow sheekada wali gaalkacyo ma gaarin cml oo geel iyo ari malaga sheekoyhooyo cml
:lol: :lol: :lol: :lol: galkacyo canab mala kasayo camal . lmaoo.
Last edited by LivingToSucceed on Tue Oct 12, 2010 10:35 pm, edited 1 time in total.

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Postby ciyaal_warta » Tue Oct 12, 2010 10:33 pm

:lol: :lol: :lol: laakin mexe uu dehen galkacyo mala kariin sxbow :?

sxbow sheekada wali gaalkacyo ma gaarin cml oo geel iyo ari malaga sheekoyhooyo cml
:lol: :lol: :lol: :lol: galkacyo cambo mala kasayo camal . lmaoo.

haa canabka sidoo u baxo ma kasee qaraha cml aa u baxaa nooh...marka geed saaq cml u baxo see qof uga soo dhacaa :lol: :lol:

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: post funny somali jokes

Postby SultanOrder » Tue Oct 12, 2010 10:44 pm

waagii siyaad bare ee jaadku mabnuuca ahaa, qolo rer waqooyi ah ayaa kontorolka xamar markay gaaraan ayay jadka intay naxashka maydka ku raseyaan waxay ka dhigi jireen rux dhintay, si ay u soo boodan kontorolka, kadib ayaa iyagoo ka daba digrinaya waxaa soo daba galay mid rer banadira oo qiiro qaday oo is yiri koley ruxan dhintay ad buu u magac waynaa, daqiiqado kadib baa la yari war miyaad garanaysaa maxad la oyni?markaa buu yiri maya lakiin intaa oo dad aa sow ehel uma ahayn daba socota ?waar waa miiraaw feresh ah ee isaga har, maya lasin waa idinla duugi adeer miiraw waa dacad. naw war wuu fahmaye siiya 2diisa marduuf kolkuu jaaddkii arkey buu intuu naxay orod is xambaaray
:lol: :lol: :lol:

LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: post funny somali jokes

Postby LivingToSucceed » Tue Oct 12, 2010 10:47 pm

haa canabka sidoo u baxo ma kasee qaraha cml aa u baxaa nooh...marka geed saaq cml u baxo see qof uga soo dhacaa :lol: :lol:
loooool. hada waa fahmay, canabka saaqsaaq camaluu uu baxaa miyaa?

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: post funny somali jokes

Postby SultanOrder » Tue Oct 12, 2010 11:03 pm

waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.

Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee
:lol: :lol: :lol:

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: post funny somali jokes

Postby SultanOrder » Tue Oct 12, 2010 11:25 pm

laba mooryaan sheekesaneyso ayaa mid waxuu dhahay arooskaada xabada aan ka ridaa kii kalena waxuu dhahay adiga arooskaada waxaas wax kadaran ka ridaa, kii arooskiisa markii la gaaray uu laba bomb f1 dadka ku dhaxtuuray kulaha horaan ugu sheegay wacdara weyn aan ka dhigaa arooskaada
:lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Postby ciyaal_warta » Tue Oct 12, 2010 11:29 pm

waagii siyaad bare ee jaadku mabnuuca ahaa, qolo rer waqooyi ah ayaa kontorolka xamar markay gaaraan ayay jadka intay naxashka maydka ku raseyaan waxay ka dhigi jireen rux dhintay, si ay u soo boodan kontorolka, kadib ayaa iyagoo ka daba digrinaya waxaa soo daba galay mid rer banadira oo qiiro qaday oo is yiri koley ruxan dhintay ad buu u magac waynaa, daqiiqado kadib baa la yari war miyaad garanaysaa maxad la oyni?markaa buu yiri maya lakiin intaa oo dad aa sow ehel uma ahayn daba socota ?waar waa miiraaw feresh ah ee isaga har, maya lasin waa idinla duugi adeer miiraw waa dacad. naw war wuu fahmaye siiya 2diisa marduuf kolkuu jaaddkii arkey buu intuu naxay orod is xambaaray
:lol: :lol: :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: is fahamwaaye aa ka dhacay meesha
waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.

Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee
:lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:
laba mooryaan sheekesaneyso ayaa mid waxuu dhahay arooskaada xabada aan ka ridaa kii kalena waxuu dhahay adiga arooskaada waxaas wax kadaran ka ridaa, kii arooskiisa markii la gaaray uu laba bomb f1 dadka ku dhaxtuuray kulaha horaan ugu sheegay wacdara weyn aan ka dhigaa arooskaada
:lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: waryaa u got jokes wallah

User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Postby ciyaal_warta » Tue Oct 12, 2010 11:38 pm

labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml :lol: :lol:

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: post funny somali jokes

Postby SultanOrder » Tue Oct 12, 2010 11:43 pm

:lol: :lol: :lol: @labo moto

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: post funny somali jokes

Postby garoweboy » Tue Oct 12, 2010 11:53 pm

labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml :lol: :lol:
:lol: :lol: good one

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 12 guests