Moderators: Moderators, Junior Moderators



soo maad arkin, imagine the receiving end the most corrupt government ever to be estabilished, and following a PM who had a Minister of Tourism![]()
![]()
Wallee jeeb weyn jeeb yar aa karoon....war ninka warkiisa cadaa!



“Wixiii miisaaniyad ah ee dalka kasoo baxa waxaa iska leh dowladda, cid dambe oo jeebka ku shuban karta ma jirto, haddii uu baarlamaanku i ansixiyo, waxaan u sheegayaa qofkii lahaa jeeb weyn, inuu tosho jeeb yar,” ayuu yiri Maxamed Farmaajo.



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 56 guests